HomeEthiopia: Baadhitaan Caafimaad oo lagu wado 29 Qof oo looga Shakiyey Cudurka...

Ethiopia: Baadhitaan Caafimaad oo lagu wado 29 Qof oo looga Shakiyey Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Addis Ababa (SLpost)- Xarunta dabagalka cudurka Coronavirus ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay tani iyo marka uu cudurka dillaacay xaruunta in la soo gaarsiiyeyy 29 qof oo cudurkaasi looga shakiyey.

blankWasaaradda caafimaadka oo qabatay shir jaraa’id oo ay cudurka kaga hadleysay waxay sheegtay in 29-ka qof oo cudurka looga shakiyey xaruunta ay soo gaareen isla-markaana dabagal iyo hubin dheeraad ahna lagu sameeyey.

Waxayna wasaaraddu sheegtay baaritaan qoto dheer oo lagu sameeyey 29-ka qof ee xaruunta soo gaaray 14 ka mid ah waxaa laga helay calaamado cudurkaasi u eg inta si rasmi ah looga ogaanayey iney cudurkaasi qabaan iyo inkalana waxaa lagu karantiilay goob u gaar ah oo lagula socdo xaaladdooda.

Dadkaasi looga shakiyey cudurka muunad laga qaaday oo Koonfur Afrika baadhitaan loogu dirayna waxaa lagu ogaaday 8 ka mid ka ah inay cudurka ka bad qabaan, 3-da qof ee soo hadhayna natiijada baadhitaankooda Koonfur afrika laga sugayo.

Waxayna wasaaraddu intaa ku dartay 3 qof oo kale oo cudurka looga shakiyey in baaritaankooda loo dirayo Koonfur Afrika.

Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha uu cudurka ka soo billowday dhammaan dadka ka yimaadda waxaa la go’aamiyey in goob u gaar ah lagu karantiilo inta caafimaadkooda laga hubinayo.

Guud ahaan dadka ka yimaadda dalka Shiinaha iyaga oo aan dadka kale ee safarka ah ay isdhex gelin waxaa lagu sameeyaa baaritaanno ay sameynayaan xirfadlayaal u tababaran iyada oo gigada diyaaradaha caalamiga ee Boole ee magaalada Addis Ababa lagu diyaariyey xirfadlayaal qalabkooda u dhammeystiran yahay laanta socdaalkana ay u diyaarisay goob u gaar ah oo loogu adeego dadka dalka Shiinaha ka yimaadda.

Wasaaraddu waxay horay u sheegtay 8 qof oo looga shakisanaa iney cudurka coronavirus qabaan baaritaanka lagu sameeyey in lagu ogaaday iney cudurka qabin sidaana looga saaray xaruunti lagu karantiilay oo ay muddo ku jireen.

 

BBCSomali

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories