HAMBALYO MEHER WACAN: Siciid Cabdi Xadhigle iyo Raxma Cali Muxumed oo Meherkoodu ku qabsoomay Hargeysa
بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في خير Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Khadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Mustafe Cabdi Muxumed...
Hargeysa: Guddiga Dabar-goynta Mukhaadaraadka oo Kulankii u horeysay yeeshay iyo Doorka Wasaaradda Fiinta iyo Aw-Qaafta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa furay shirkii u horreeyay ee ay yeeshaan Guddida Wacyigelinta iyo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la qaatay hoggaanka Dalladda Dhallinyarada Somaliland ee SONYO
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka dallada dhallinyarada heer qaran ee SONYO. Hoggaanka dallada dhallinyarada Somaliland...
Baanka Dhexe ee Somaliland oo dalka Ka Mabnuucay Barnaamijka Forex oo Budhcadnimo lagu tilmaamay
Hargeysa (SLpost)- Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gebi ahaanba dalka ka mamnuucay xisaabaadka Adeegga Isku-sarrifka lacagaha casriga ah ee FOREX, kaas oo uu...
Somaliland: Wasiir iyo Agaasime Dagaal Gacan-ka-hadal ah Isku Faro-saaray iyo Ubucda Khilaafka Jira
Hargeysa (SLpost)- Dagaal Gacan-ka-hadal ah oo aan wax khasaare ah midkoona ka soo gaadhin, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda ku dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Suleymaan...
“Mar haddii laba sanno oo hore inagaga lumeen… Jidka kaliya ee innoo furan waa in aan soo hor-marino furitaanka Ururrada Siyaasadda” – Madaxweyne Biixi
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa mudaneyaasha Goleyaasha Baarlamaanka ku war-geliyey inuu dhawaan u soo gudbin doono wax-ka-beddel iyo kaabis lagu...
Muxuu Madaxweyne Biixi ka yidhi Kulankii Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Codsi Raysal-wasaaraha Itoobiya u soo jeediyey?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa faahfaahin ka bixiyey kulan magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, kaddib...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

