Isbeddel Geeska Afrika Ka Dhacaa Waa Lama Huraan. Maxaa Uga Meel Yaal Somaliland?
Waa marag-ma-doon in dhibaatooyin aad u culculus ay soo gaadheen dadka iyo dalka Somaliland xilligii taliskii keligii taliye Maxamed Siyaad Barre. Dhibaatooyinkaasi keliya kuma...
Iiraan: Wasiir ku-xigeen laga helay Caabuqa Corona ee Covid-19
Tehran (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Iiraan, ayaa laga helay Caabuqa Corona, xilli dalkaasi si weyn ula tacaalayo cudurkaas oo saameyn weyn...
“Booliska ninka Xun waa la anshax-mariyey, Shacabka ninka booliska dhibayana tallaabo adag baanu ka qaadaynaa” – Taliye Dabagale
Boorama (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale), ayaa sheegay inay anshax marin ku sameeyeen askar ka tirsan Ciidanka booliska...
LAASQORAY: Faahfaahinta Dagaal Dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Malleeshiyaadka Maamul-goboleedka Puntland
Hargeysa (SLpost)- Wararka ka imanaya magaalada Laasqoray oo ka tirsan Gobolka Badhan, ayaa sheegaya in uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwo ka...
Shirkadda Shidaalka ee HASS PETROLEUM oo lagu eedeeyey inay Maalgelisho Jabhad Hubaysan oo liddi ku ah Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda HASS PETROLEUM oo ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee shidaalka soo Dejiya, ayaa lagu eedeeyey inay maalgelisho Jabhad hubaysan oo...
MIYIGA ILAA MAGAALADA: DAAWO Nuxurka Murtida ku jirta Riwaayad Qosol badan oo Hargeysa lagu metelay
MIYIGA ILAA MAGAALADA: Riwaayad Gaaban oo ku saabsan Qof Reer Miyi ah oo Magaalada Soo Galaya iyo Waxa kala Qabsaday Dadkii Magaalada Ku noolaa. https://www.youtube.com/watch?v=XnQdSpv_xNo
Hargeysa: Mid ka mid ah Xarumaha ugu Waaweyn Sheybaadhka Caafimaadka oo Gubatay iyo Gurmadkii Ciidanka Dab-demiska
Hargeysa (SLpost)- Dabxooggan ayaa xalay saqdii Dhexe ka kacay oo qabsaday Xarunta Caafimaadka ee Hayat Diagnostic Center ee magaalada Hargeysa, waxaana deminta dabka ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

