Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay Dileen Abbaan-duulihii Kooxda Al-Shabaab, Bashiir Qoorgaab

  Muqdisho (SLpost)- Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya ciidamada Maraykanka ee AFRICOM, ay dileen Abaanduulihii Maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab oo lagu magacaabo...

Midowga Afrika oo war ka soo saaray Xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Kenya

  Nairobi (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Fulinta ee Golaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat, ayaa ka hadlay xiisadda u dhexeysa dalalka dariska ah ee Soomaaliya iyo...

Shirkadaha Telesom, Somtel iyo SATO oo Golaha Wakiillada iyo Xukuumadda Somaliland ku hambalyeeyey Meel-marinta Wax-ka-beddelka Xeerka Isgaadhsiinta Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- War-saxaafadeed ay si wada-jir ah u soo saareen Shirkadaha Telesom, Somtel iyo Ururka Midowga Isgaadhsiinta Somaliland ee SATO, ayaa golaha wakiillada Somaliland...

Liiska Guulaysteyaasha Ardaydii Gashay Imtixaankii Dufcadda Labaad Ee Shaqo Qaran oo la shaaciyey

  Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran, Mudane Maxamed Xuseen Cismaan (Mu’addin), ayaa maanta shaaciyey Liiska rasmiga ah ee Guulaysteyaasha dufcaddii labaad ee Ardaydii gashay...

Wasiirka Gaashaandhiga Oo Safar Kormeer Ah Ku Tagay  Fadhiisimada Ciidanka Ee Fuguxo, Lughaya Iyo Lawyo-Caddo.

  Lawyo-caddo (SLpost)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda gaashaandhiga JSL Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye(Fariid), oo ay weheliyo hogaanka hawl galinta ciidanka qaranka JSL...

Siyaasi Cali Guray oo Iftiimiyey Caqabado ku Gudban Heshiiskii Xisbiyada iyo Madaxweynaha, Furista ururrada iyo Doorashadana ka hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa markii ugu horaysay sheegay inuu dalku marayo meeshii ugu xumayd abid. Cali Guray ayaa sheegay in...

Dhaq-dhaqaaqyadii u dambeeyey Dhammeystirka Heshiiskii Madaxweynaha iyo Xisbiyada Mucaaradka

  Hargeysa (SLpost)- Toddoba maalmood ayaa laga jooga maalintii ay Madaxweyne Biixi iyo xisbiyada mucaaradku kala saxeexdeen heshiiska ay ka gaadheen khilaafkii siyaasadeed kaas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img