Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Somaliland iyo Midowga Yurub oo kala Saxeexday Mashruuc lagu Horumarinayo Bed-qabka Taariikhda Faca-weyn ee Laas Geel

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland iyo Midowga Yurub, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday mashruuc loogu talo-galay ilaalinta iyo dhowrista taariikhda soo-jireenka iyo...

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Kormeeray Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Ee Xeebta Iyo Galbeedka dalka iyo Waxyaabaha uu kala kulmay

  Boorame (SLpost) Wefti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateey (Fariid) oo maalmihii u dambeeyey socdaal uu xaaladda ugu kuur-galayo ku...

Xisbiga Waddani oo Xayiraadda ka Qaaday Xubintii ugu Magacownayd Guddiga Doorashooyinka

  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay inay hakintii ka qaadeen Xubintii ay hore ugu Magacaabeen Komiishanka cusub...

Midowga Yurub iyo Xarunta Dhaqanka Hargeysa oo Iska kaashanaya Mashruuc lagu maalgelinayo Ilaalinta Aataarta Qadiimiga ah ee Laas-geel

  Hargeysa (SLpost)-  Midowga Yurub ayaa shaaciyey mashruuc uu ku maalgelinayo Goobaha Aataarta Qadiimiga ah ee Laasgeel oo masaafo 47km dhinaca Bariga kaga beegan magaalada...

Ujeeddada Kulan Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Hoggaanka Ururka Sarrifleyaasha Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka sare ee ururka sarriflayaasha Somaliland ku bahoobeen ee WADA-JIR. Kulanka...

The European Union and the Hargeysa Cultural Center join hands to protect the Laasgeel cave paintings

  PRESS RELEASE The European Union announces the very first international support for the conservation and protection of the LaasGeel cave paintings located in the rural...

Xukuumadda Somaliland oo Si Adag u Cambaareysay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Baaqna u jeedisay Beesha Caalamka

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa wax laga xumaado ku sheegtay hadal uu Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan ku sheegay in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img