HomeMidowga Afrika oo war ka soo saaray Xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya...

Midowga Afrika oo war ka soo saaray Xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Kenya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Nairobi (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Fulinta ee Golaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat, ayaa ka hadlay xiisadda u dhexeysa dalalka dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya, taas oo maalmihii dambe cirka isku shareereysay.

Guddoomiyuhu waxa uu waalac ka muujiyey xaaladda ka dhex oogan labada dowladood oo horay isugu hayey arrimo la xadhiidha kiiska Badda ee hor yaalla Maxkamadda Caalamiga ah.

blank

Moussa Faki Mahamat ayaa ka dalbaday madaxda labada dal inay is xakameeyaan, islamarkaana khilaafaadkooda ay ku xalliyaan wadahadal iyo deganaan.

Mr Mahamat oo bartiisa Twitter-ka ku baahiyey qoraal uu kaga hadlay arrintan, waxa uu Sidoo kale ugu baaqay xukuumadaha Muqdisho iyo Nairobi inay ka wada shaqeeyaan sidii dib loogu soo celin lahaa xidhiidhka derisnimo ee Soomaaliya iyo Kenya.

Guddoomiyaha Guddiga Golaha Midowga Afrika oo hadalkiisa sii wata ayaa carabka ku dhuftay in ururkooda oo kaashanaya beesha caalamka ay sii wadi doonaan dadaalkooda ku aadan sidii la’isugu soo dhoweyn lahaa labada dhinac, loona dhameyn lahaa xiisadooda.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in Midowga Afrika uu diyaar u yahay, sidii la’isugu keeni lahaa labada dhinac, si ay u xaliyaan khilaafaadka ka dhexeeya.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories