HomeYididiilooyinka Muuqda!

Yididiilooyinka Muuqda!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Qoomna Allah ma bedelo ilaa ay iyagu nafahooda bedelaan.

Ummada reer Somaliland waxay maanta haystaan fursad ay ku doortaan dad nadiif ah oo u fadhiista Golayaashooda Barlamaanka iyo Dawladaha hoose.

Awoodda soo saarista Liiska dadka  is sharraxaya waxaa door-weyn ku leh  Saddexda Hogaamiye ee seddexda Xisbi Qaran ee kala ah Madaxweyne Muuse, Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Gudoomiye Faysal.

blankTaariikhdu ma Cafiyi doonto saddexdaas hogaamiye Xisbi haddii ay Ummada hor keenaan dad aan u qalmin inay u sharaxaan Xilalka Golayaasha Qaranka.

Hoggaamiyayaasha Saddexda Xisbi Qaran ayay Ummada reer Somaliland uga fadhiyaan inay soo xulaan oo ay Xisbiyadooda ka sharraxaan dad muddo-kar ah oo Dalka wax u tari kara.

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Labada Gudoomiye Xisbi Mucaarid waxaa ku waajib ah inay si adag u shaandheeyaan una baadhaan Xubin kasta oo Murashax ahi inuu yahay qof u qalma xilkaas iyo in kale.

Saddexdaas Hogaamiye ayay maanta Ummadu marti uga tahay inaanay dheg u dhigin kuwa Qabaailka iyo kaabo-qabiiladu ay wataan, balse ay eegaan Shakhsiga ay Murashaxa uga dhigayaan inuu yahay Qof Nadiif ah, Aqoon leh, Ammaano leh oo Alle ka cabsi leh.

Halkan waxaa ka muuqda Saxafi Sare Maxamed Raambo, Garyaqaan Gurruuje iyo Cabdikariim Axmed Mooge oo ah dad muddo-kar ah oo wax u qaban kara Dalkooda iyo Ummadooda hadii aad codkiina ku taageertaan.

Shacbiga reer Somaliland waxaan ugu baaqayaa inay reerahooda ku cadaadiyaan inay dad fiican u xushaan, haddii ay dad fiican soo xulan waayaana waxaa loo baahan yahay inaanay Qabiil ku taageerin qof aan u qalmin, laakiin ay si xor ah u taageeraan Murashixiinta Wanaagsan xataa hadii aanuu qabiilkaaga ahayn.

Amb Kaysar Cabdilaahi Maxamed

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories