Hargeysa: Go’aamo ka soo baxay Kulan Madaxtooyada ku dhexmaray Axsaabta Siyaaadda iyo Komishanka Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Waxa habeenimadii xalay kulan muhiima qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ku yeeshay madaxda axsaabta qaranka, xubno ka mida golaha Wasiirada iyo Komishanka doorashooyinka...
Mulkiilaha Astaan Tv oo Xabsiga laga sii Daayey
Hargeysa (SLpost)- Xabsiga Dhexe ee magaalada Hargeysa waxa maanta laga sii daayey Mulkiilaha Telefiishanka gaarka loo leeyahay ee Astaan TV oo muddo dhowr bilood...
Farmaajo Oo Lagu Eedeeyay inuu 4-tii Sanno ee u Dambeeyay Ka Shaqaynayey Kala Furfuridda Shacabka Somaliland
Muqdisho (SLpost)- Madaxweynihii hore Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Gal-Mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka mid ah Musharraxiinta u tartamaya Xilka Madaxweyne-nimo ee Soomaaliya, ayaa ka...
Amhara Colonial Resurrection and Overriding Challenges
The Abyssinians, who invaded from far North of Ethiopia and annexed Cushitic lands in the 19th century, colonised and brutalised original, native Cushitic peoples of Ethiopia (Oromo, Somalis, Afar, Benishangul-Gumuz, Gambela, SNNAPR etc) for over 150 years.
Somaliland: Shacabka oo loogu Baaqay inay Diiwaangeliyaan Hubka Fudud ee ay Guryaha ku haystaan
Hargeysa (SLpost)- Bulshada Somaliland ayaa loogu baaqay inay sharci u samaystaan Hubka fudud ee ay guryahooda ku haystaan, si looga hortago hubka sharci-darrada ah...
Hargeysa: Xarunta Ururinta Raad-Reebka Taariikhda Qaranka oo Xadhigga laga jaray
Hargeysa (SLpost)- Xubno ka mid ah madaxda xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta xadhigga ka jaray xarun lagu ururin doono taariikhda dhinaca hiddaha ah ee...
Suldaan Salmaan oo Madaxda Xisbiyada uga digay Soo-Xulista Murashaxiinta Goleyaasha Wakiillada & Deegaanka
Hargeysa (SLpost)- Suldaan Axmed Maxamed Colhaye Abu Salmaan oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, Xisbiyada siyaasadda ee dalka ugu baaqay inay faraha kala baxaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

