Monthly Archives: November, 2020

spot_imgspot_img

Geeddigii Nololeed Ee Dr. Aadan Yuusuf Abokor

  18kii bishan November, 2020, ayuu Ilaahay ha u naxariistee Dr. Aadan Yuusuf Abokor ku geeriyooday dalka Turkiga, oo loo geeyey xanuun hayey si loogu...

Komishanka Qaranka oo Daah-furay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo Gobollada laga bilaabayo

  Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay diiwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka dalka oo la filayo in dhammaadka bishan...

Siyaasi Cabdinaasir Buuni oo loo magacaabay Afhayeenka Xisbiga Kulmiye

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga hoggaanka dalka haya ee KULMIYE, ayaa afhayeen cusub u magacaabay xisbiga, kaddib markii xilkaasi muddo dhowrsanno ah bannaanaa. Xilka Afhayeenka Xisbiga Kulmiye...

Agaasimaha Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo Beeniyey inuu la safan yahay Maamulka Tigray-ga

  Geneva (SLpost)- Agaasimaha Guud ee hay’adda Caafimaadka Adduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay Dr. Tedros Ghebreyesus, ayaa ka jawaabay eedayn loogu jeediyey inuu la safan...

Midowga Yurub iyo Soomaaliya oo ka shiray dardar-gelinta Mashruuc liddi ku ah madax-bannaanida Dhuleed iyo Dowladnimo ee Somaliland

  Muqdisho (SLpost)- Hawl-galka Midowga Yurub ee Soomaaliya, ayaa dowladda Farmaajo kala shiray dar-dar gelinta barnaamij lagu tayaynayo Ciidamada badda ee dalkaas, kaas oo qayb...

“Waxa Muuqata in Dalkaasi ay ku Hirdamayaa Quwado Shisheeye” – Siyaasi Warancadde Oo ka dayriyey Doorashada Soomaaliya

  Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Cali Maxamed Warancade ayaa ka deriyey xaalad cakiran oo ka taagan diyaar-garowga doorashada loo qorsheeyey inay...

Cabdikariim Xuseen Guuleed oo sheegay in Rejada Dowladnimada Somalia ku xidhan tahay Xalka Qadiyadda Somaliland

  Muqdisho (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Sahan ee ka dhisan Soomaaliya, Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin isla markaan hirgeli...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img