Home"Waxaanu Ugu Baaqaynaa Madaxweynaha Qaranka JSL inuu Ixtiraamo Xuquuqda Lahaanshiyaha Muwaadiniinta ee..."...

“Waxaanu Ugu Baaqaynaa Madaxweynaha Qaranka JSL inuu Ixtiraamo Xuquuqda Lahaanshiyaha Muwaadiniinta ee…” Ururka SOLLA

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA ayaa bayaan ay soo saareen maanta waxa ay kaga hadleen gaadiid iyo hanti dadweyne oo dowladdu la wareegtay, kaddib markii ay ku xad-gudbeen go’aan muddo 25 maalmood ah lagu joojiyey ka-ganacsiga iyo keenista Qaadka.

Guddiga Xakamaynta Covid-19 ee Somaliland, ayaa go’aamo lagu xakamaynayo xannuunkan oo ay soo saareen 23-kii April ee sannadkan waxa ay gebi ahaan ku mabnuuceen keenista iyo ka-ganacsiga Qaadka, iyagoo go’aamiyey in xukuumaddu la wareegayso gaadiidka lagu qabto badeecadda Qaadka isla markaana xabsi iyo ganaax lagu ridayo Dadka iska leh ee lagu qabto.

Haddaba, bayaanka ay soo saareen ururka Qareennada ee SOLLA, waxa loogu baaq loogu jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo loogu jeediyey inuu ixtiraamo xuquuqda lahaanshiyaha ee Dastuurka dalku u jideeyey Muwaadiniinta isla markaana loo muwaadiniinta loo celiyo gaadiidkooda.

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa War-saxaafadeedka ka soo baxay Ururka SOLLA oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Ururkaas Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo).

blankblankblank

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLAoo maanta warbaahinta la hadlay, faahfaahin ka bixiyey ujeeddada guud ee uu xambaarsan yahay bahayaanka ay soo saareen.

 

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories