HomeSomaliland iyo Pakistan oo Is-dhaafsaday Muwaadiniin Laba Waddan ku kala Xannibnaa

Somaliland iyo Pakistan oo Is-dhaafsaday Muwaadiniin Laba Waddan ku kala Xannibnaa

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa (SLpost)- Muwaadiniin u dhalatay dalka Pakistan, ayaa diyaarad khaas ah ka raacay Garoonka Diyaaradaha Egal International Airport ee magaalada Hargeysa oo ay  diyaaraddu keentay muwaadiniin reer Somaliland ah.

100 ka mid ah Culimada Tabliiqiga oo muddo dhowr bilood ah ku xannibnaa gudaha Somaliland kaddib markii ay xukuumaddu xayiraad saartay duullimaadyada diyaaradaha sababo la xidhiidha cabsida laga qabo fiditaanka Caabuqa Coronavirus, ayaa diyaarad gaar ah oo dowladdoodu u soo dirtay ka raacay garoonka Hargeysa, waxaana daad-guraynta dadkan iska kaashaday xukuumadaha Somaliland iyo Pakistan.

blank
Nooca Diyaaradda ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa sheega inay tallaabadii u horeysay is-af-garad dhexmaray laba dowladood ku heshiiyeen sidii ay isku dhaafsan lahaayeen muwaadiniin ku kala xanniban labada waddan.

Wasiir ku-xigeenka oo u warramay Saabtv, waxa uu sheega in diyaaraddan oo tirada laba jeer soo gaadhay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa todobaadyadii u dambeeyey isla markaana ay dalka Pakistan ka soo qaatay muwaadiniin Somaliland u dhashay oo tiradooda lagu sheegay 56 Qof oo ku go’doomay dalka Pakistan kaddib markii la xaddiday duullimaadyada diyaaradaha oo ka dhalatay Cabsida Cudurka Covid-19 oo si xawli ah ugu baahay dunida.

Diyaaraddan, ayaa labada jeerba sii kala qaatay 100 Culimada Tabliiqiga oo asalka aasaaskoodu ka soo jeedo dalka Pakistan kuwaas oo hawlaha Baraarujinta Diinta Islaamka u joogay Somaliland oo xarun u ah Xarunta ugu ballaadhan Bariga Afrika ee ay ku kulmaan Jameecada Tabliiqiyiinta oo isaga kala yimaadda caalamka.

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories