HomeSomaliland: Tirada Kiisaska Conoravirus oo Korodhay iyo Xogta Xaaladihii u dambeeyey

Somaliland: Tirada Kiisaska Conoravirus oo Korodhay iyo Xogta Xaaladihii u dambeeyey

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa shaacisay in 8 Qof oo cusub oo laga helay Caabuqa Coronavirus ee uu ka dhasho Cudurka Covid-19 kaddib baadhitaano 24-kii saac ee u dambeysay laga sameeyey dalka.

Dadka Xannuunka laga helay oo dhammaantood ah muwaadiniin u dhashay Somaliland, ayaa kala ah Shan Rag ah iyo Afar Dumar ah oo da’doodu u dhaxayso 20-jir ilaa 60-jir, waxaanay tirada Guud ee dadka xannuunka laga helay gudaha dalka ka dhigaysa 225 Qof.

Agaasimaha guud ee Wasaaraddaas Maxamed Abdi Xergeeye oo warbixinta maalinlaha ah ee xaaladaha xanuunka la wadaaga Warbaahinta, ayaa sheegay in Dadkan oo isaga shakisanaa xannuunka ay Dhakhaatiirtu baadhitaanka ku sameeyeen kaddib markii ay yimaaddeen cusbitaalka Guud ee Hargeysa.

Ma jirto Cid u dhimatay xannuunka oo maant la soo weriyey, balse tirada guud ee dhimashada ayaa maraysa 17 qof. Waxa uu Agaasimuhu warbixintiisa ku xusay inay xannuunka ka bogsadeen Laba qof, taas oo tirada guud ee dadka xannuunka ka bogsaday ka dhigaysa 23 qof.

Tirada Guud ee dadka ilaa immika laga baadhay ayaa maraysa 1003 qof oo 225 ka mid ah laga helay, taas ka dhigan in boqolkiiba 22.4% dadka la baadhay laga helay xannuunka.

blank

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories