HomeSomaliland: Tirada Dadka laga helay Cudurka Covid-19 iyo Kuwa Dhintay oo Korodhay

Somaliland: Tirada Dadka laga helay Cudurka Covid-19 iyo Kuwa Dhintay oo Korodhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa maanta oo Khamiis ah shaacisay in 32 Qof oo cusub laga helay Xanuunka Covid-19, taas oo tirada guud ee dadka xannuunka laga helay ka dhigaysa 257 qof.

Wasaaradda Caafimaadku waxa kale oo ay sheegtay in hal Qof oo kale uu u Geeriyooday Xanuunka Covid-19, taasina waxay Tirada Dadka Xanuunkaa ugu Geeriyooday Somaliland ka dhigaysaa 18 Qof.

blankAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo warbixinta maalinlaha ah ee xaaladda cudurkan la wadaagay Warbaahinta, waxa uu sheegay in Dadka Xanuunka laga helay Da’doodu u dhaxayso 19-jir ilaa 89-Jir.

Waxa uu Agaasimuhu sheegay in Shan Qof ka bogsadeen Xannuunka Covid-19, waxaanay tirada guud ee ka soo kabatay cudurka noqonaysaa 28 Qof.

Tirada Guud ee dadka xannuunka isaga shakiyey ee baadhitaanka caafimaad u tagay cusbitaalka Guud ee Hargeysa, ayaa hadda maraysa 1083 Qof guud ahaan dalka.

Guud ahaan Somaliland waxa yaalla oo laga hawl-galiyey hal mishiin oo ah nooca lagu baadho xannuunkan, kaas oo hay’adda Caafimaadka Adduunku ugu deeqday dowladda Somaliland.

Warkan oo Faahfaahsan ka Daawo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories