HomeXukuumadda Somaliland oo Muddo Cayiman Joojisay Keenista iyo Ka-ganacsiga Qaadka

Xukuumadda Somaliland oo Muddo Cayiman Joojisay Keenista iyo Ka-ganacsiga Qaadka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay gebi ahaanba joojisay ka-ganacsiga iyo Keenista Qaadka laga soo waarido dalka Ethiopia, kaddib markii ay isku af-garteen Ganacsatada dalka keena oo maanta kulan dhexmaray.

Guddoomiyaha Guddiga Xakamaynta Xannuunka Covid-19 ahna madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Guddiga, ayaa maanta shaaciyey in xukuumaddu joojisay ka ganacsiga iyo keenista Qaadka inta lagu gudo-jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaanu sheegay in ciidamada Ammaanka la wareegi doonaan gaadiidka iyo hantida Cidda lagu qabto ee dalka Sharci-darro ku soo gelisa maandooriyaha Qaadka.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland waxa uu amaanay Ganacsatada Qaadleyaasha oo uu sheegay inay waddaniyad muujiyeen maadaama ay ku dhiirradeen oo aqbaleen kana garaabeen dhibaatada uu Shacabka ku keeni karo iyo muhiimadda ay leedahay badbaadada nolosha Dadka wax kasta laga horeysiiyo.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Hadalka Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland

 

Tallaabadan ayaa ka dambaysay kaddib markii kulamo dhowr ah oo dhexmaray Guddiga Covid-19 iyo Ganacsatada Qaadleyaasha laysku af-gartay in badeecaddani ka qayb-qaadanayso faafinta Caabuqa Coronavirus maadaama uu ka mid yahay waxyaabaha Isku keenaya dadka isticmaalaya oo inta badan wada-fadhiista goobo Mafrashyo ah.

 

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories