HomeGuddiga Qandaraasyada Qaranka oo beeniyey inuu Khilaaf soo kala Dhexgalay iyo Musuq-maasuq...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo beeniyey inuu Khilaaf soo kala Dhexgalay iyo Musuq-maasuq lagu eedeyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ay daabaceen warbaahinta dalka qaarkeed, kuwaas oo lagu sheegay inuu khilaaf soo kala dhex-galay xubnaha Guddiga.

Sidoo kale Guddigu waxa ay beeniyeen inay nidaam sharci-darro ah ku bixiyeen qandaraaska Timirta Ciidanka Qaranka ee bisha Ramadaan oo guddigu daah-fureen 10-kii March, 2020-ka, isla markaana ka qayb-qaateen dhowr shirkadood oo u tartamay fulinta mashruuca.

Xubnaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskooda, waxa ay sheegeen inaanu jirin wax khilaaf ah oo soo kala dhex-galay Xubnaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ka kooban Sagaal xubnood oo leh Guddoomiy iyo guddoomiye-ku-xigeen, kuwaas oo lagu soo magacaabo digreeto madaxweyne.

Waxa ay shirkooda jaraa’id ku caddeeyeen in hannaan caddaalad iyo sinnaan ah loogu tartamay Qandaraaska Timirta Ciidanka Qaranka oo dhawaan la shaaciyey shirkadda ku guulaystay 12-kii bishan March, taas oo wararka warbaahinta qortay lagu sheegay in qaabka qaraabo-kiil ah loo siiyey fulinta Mashruucan, taas oo guddigu ku tilmaamay been-abuur laga sameeyey.

Xubnaha Guddiga Qandaraasyada oo si wada-jir ah ula hadlay saxaafadda, ayaa si qoto-dheer uga hadlay labadan qodob ee lagu eedeeyey oo ay dedafeeyeen.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories