HomeMagacyada Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye iyo Wakhtiga uu qabsoomayo...

Magacyada Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye iyo Wakhtiga uu qabsoomayo oo la shaaciyey

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa maanta magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha 4aad ee Xisbiga oo inuu qabsoomo loo muddeeyey bisha June 2020-ka.

blankWar- uu ku saxeexan yahay Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu shaaciyey magacyada Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Kulmiye oo tiradoodu ka kooban tahay 14 xubnood.

War-saxaafadeedka oo lagu socodsiiyey Guddoomiye Ku-xigcenla Koowaad ee Xisbiga Kulmiye, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye, Guddoomiye Ku-xigcenla saddexaad ee Xisbiga Kulmiye, Guddoomiye Ku-xigcenla 4aad ee Xisbiga Kulmiye iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye, waxa uu madaxweynuhu magacaabista Guddiga Qaban-qaabada shirka u daliishaday go’aan ka soo baxay Shir ay isugu yimaaddeen Guddiga Fulinta ee xisbiga 28-kii January, 2020-kii iyo isagoo raacaya farqadda 3aad ee qodobka 16aad ee Xeerka Xisbiga Kulmiye.

Magacyada Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha 4aaad ee Xisbiga Kulmiye, ayaa kala ah sida hoos ku qoran:-

1. Cabdkariim Axmcd Maxamed
2. Dr. Maxamed Cabdi Carabayte
3. Axmed Faarax Caddarre
4. Cali Xaamud Jibriil
5. Cali Maxamed Cali
6. Axmcd Cabdi Kijaandhe
7. Maxamcd Cabdilaahi Cabsiiye
8. Maxamed Ibraahim Madar
9. Axmcd Nuur Faahiye
10. Khadra Jaamac Koosafaare
11.  Maxamed Muuse Abees
12. Faysal Cumar Madar
13. Ismahaan Jaamac Teneg
14. Naasir Ayjeex Jaamac

blank

War-saxaafadeedka madaxweynuhu ku magacaabay Guddiga Qaban-qaabada ee Shirweynaha Xisbiga, ayaa lagu shaaciyey shir-jaraa’id oo uu gelinkii dambe ee maanta xarunta Kulmiye ku qabtay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Kulmiye, Axmed Cabdi Dheere.

 

Somalilandpost.net
editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories