HomeGuddiga Qandaraasyada oo Daah-furay Mashruuc Timir loogu keenayo Ciidanka Qaranka iyo Nidaam...

Guddiga Qandaraasyada oo Daah-furay Mashruuc Timir loogu keenayo Ciidanka Qaranka iyo Nidaam Cusub oo Shirkadaha loo tartansiinayo

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandraasyada Qaranka, ayaa maanta daah-furay mashruuc Timir loogu keenayo Ciidanka Qaranka JSL, kaas oo tartankiisa ay ka qayb-qaateen 9 shirkadood goob-joog ka ahaa kulanka maanta lagu tartansiiyey.

Kulan maanta ku qabsoomay Xarunta Guddiga Qandaraasyada oo qandaraaska mashruucan lagu furay, waxa goob-joog ka ahaa Masuuliyiinta Guddiga Qandaraasyada, Xubno ka socday Shirkadaha tartanka Mashruucan oo hore loo naadiyey ka qayb-galaya iyo masuuliyiin ka socday wasaaradda Gaashaan-dhigga.

blankKa-sokow furitaanka Qandaraaska ay shirkaduhu u tartamayaan ee la daah-furay, waxa ay Guddiga Qandaraasyadu halkaas ku soo bandhigeen nidaam Cusub oo ka duwan qaabkii ay markii hore shirkaduhu kaga qayb-gali jireen tartanka mashaariicda kala duwan ee Guddiga Qandaraasyadu u soo bandhigto bulshada.

Guddiga Qandaraasyada ayaa la filayaa inay si rasmi ah u shaaciyeen shirkadda ku guulaysata mashruucan kaddib marka la kala saaro 9-ka shirkadood ee ka qayb-qaatay tartanka mashruucan.

Ugu horeyn waxa halkaas ka hadlay Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo sharraxaad ka bixiyey qaabka ay u kala saaraayaan shirkadaha, isagoo ballan-qaaday inay guddi ahaan si caddaalad ah u soo xuli doonaan shirkadda ku guulaysata fulinta mashruucan.

Faahfaahinta Warkan kaga Bogo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories