Monthly Archives: February, 2020

spot_imgspot_img

Boobe Yuusuf Ducaale oo Luuqad Adag kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya

  Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ku eedeeyey inuu Qabyaalad iyo kala-faquuq ku hoggaamiyo shacabka Soomaaliya, isla markaana...

Xisbiga Waddani oo Dhaliilo iyo Baaq Is-barkan u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ku dhaliilay inaanay shacabka wax xog iyo faahfaahin ka siinin kulankii madaxweynuhu...

Xuska Ehlu Baytka Rasuulka (SCW) oo Hargeysa laga oogay

  Hargeysa (SLpost)- Culimada Qaadiriyada ayaa kulan ballaadhan oo ay Hargeysa ku yeesheen Habeenkii Xalay ee Jimcuhu soo galayey, waxa ay munaasibad laysku arkay ku...

Guddoomiye Cirro oo Faahfaahiyey Natiijada Kulan Addis Ababa ku Dhexmaray Madaxweyne Biixi “Madaxweynuhu Shacabka ha u caddeeyo Kulankii Farmaajo”

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi ugu baaqay inuu si daah-furan shacabka ugu faahfaahiyey...

Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay Raalli-gelin ka bixiyey Xasuuqii Dowladdii Siyaad Barre u geystay Shacabka Somaliland

  Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa markii u horeysay ka hadlay xasuuqii dowladdii Siyaad Barre u geysatay Shacabka Somaliland, waxaanu weedho aan...

“Somaliland Waxanu soo galiney Computerkii Caalamka “ Sh Yusuf illaa Faratoon!

  Bal dib iila milicsada oo aan idin xasuusiyo  dhacdo aan filaayo in aad idinkuna  xasuusan doontaan. Goobtu waxay ahay Khayriyada badhtamaha Hargeysa, waa cabaaro 10:00  Subaxnimo, waxaa...

WAR-SAXAAFADEED: Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo ka hadashay Safarkii Madaxweynaha ee Itoobiya iyo Kulankii Farmaajo

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya uga mahad-celisay marti-qaadkii uu u fidiyey madaxweynaha Somaliland iyo soo-dhawayntii lagu qaabilay weftigii uu hoggaaminayey ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img