Monthly Archives: February, 2020

spot_imgspot_img

Tartanka Caanaha Geela Somaliland oo Duleedka Hargeysa ka furmay iyo Madaxweynaha oo Kormeeray

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqday xarun loogu talo-galay in lagu tartan siiyo Geela ugu caanaha badan Somaliland...

Leaders of Somalia and Somaliland Meet for First Time

  Addis Ababa (SLpost)- The current leaders of Somalia and Somaliland have met for the first time in the latest diplomatic effort by Ethiopia’s Nobel...

Jewigii soo-dhaweynta Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa oo Soo Guryo Noqday (SAWIRRO)

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo 48-kii saac ee u dambeeyey hawlo shaqo ugu maqnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya,...

Madaxweyne Biixi oo dalka dib ugu soo laabtay iyo Faahfaahinta Safar uu Laba Maalmood ugu Maqnaa Dalka Ethiopia

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo labadii maalmood ee u dambeeyey safar shaqo ugu maqnaa dalka Ethiopia,...

Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Jabuuti oo Hargeysa soo gaadhay iyo Ujeeddada socdaalkeeda

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Jamhuuriyadda Jabuut iyo wefti ay hoggaaminayso, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa oo ay socdaal shaqo...

Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Addis Ababa

  Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan ku yeeshay magaalada...

Rag ku eedaysnaa Kufsiga Gabadh yar oo Xukun Dil ah lagu fuliyey

  Hargeysa (SLpost)- Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland, waxaa maanta dil lagu fuliyey 2 nin oo ka mid ahaa Raggii loo xukumay kiiskii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img