HomeXisbiga Waddani oo Dhaliilo iyo Baaq Is-barkan u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

Xisbiga Waddani oo Dhaliilo iyo Baaq Is-barkan u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ku dhaliilay inaanay shacabka wax xog iyo faahfaahin ka siinin kulankii madaxweynuhu magaalada Addis Ababa kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya todobaadkii hore.

Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Hargeysa, waxa uu Madaxweynaha Somaliland iyo xukuumadiisaba ugu baaqay inay shacabka xogg ka siiyaan safarkii uu dhawaan ugu baxay caasimada dalka Ethiopia iyo kulankii uu la yeeshay Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Mr Khadar, Xoghayaha xisbiga Waddani waxa uu tilmaamay in madaxda Somaliland ay caadaysatay marka ay safar tagaan in dadkii ay matalayeen ee ay u ceelalyo tageen marka ay soo noqdaan inaanay wax xog ah ka siinin safarkaasi.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Hadalka Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories