HomeGuddoomiye Cirro oo Faahfaahiyey Natiijada Kulan Addis Ababa ku Dhexmaray Madaxweyne Biixi...

Guddoomiye Cirro oo Faahfaahiyey Natiijada Kulan Addis Ababa ku Dhexmaray Madaxweyne Biixi “Madaxweynuhu Shacabka ha u caddeeyo Kulankii Farmaajo”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi ugu baaqay inuu si daah-furan shacabka ugu faahfaahiyey arrimihii lagaga hadlay kulankii magaalada Addis ababa ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa kaddib makii uu maanta ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka Itoobiya, waxa uu sheegay maadamaa aanay xisbi ahaan qayb ka ahayn kulanka dhexmaray labada madaxweyne inay dhankooda ugu baaqayaan Md Muuse Biixi inuu si faahfaahsan uga xog-bixiyo kulanka dhexmaray Farmaajo iyo Arrimaha Lagaga Hadlay.

Guddoomiye Cirro iyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa, waxaanu sheegay inay madaxweynaha ka wada-hadleen arrimo la xidhiidha muranka siyaasadeed ee ka taagan Guddiga Doorashooyinka oo uu sheegay inaanay wax is-afgarad ah ka gaadhin.

Warkan oo faahfaahsan iyo Guddoomiyaha oo ka hadlaya labadaas Qodob kaga bogo muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories