Monthly Archives: February, 2020

spot_imgspot_img

Jilaa Caan ah oo Metelay Aragtiyaha Kala Duwan ee Shacabka Somaliland ka aaminsan yihiin Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa

Mid ka mid ah Jilaayada Caanka ah ee magaalada Hargeysa oo lagu Naaneyso XIID, ayaa majaajilo kooban ka metelay Metelay Aragtiyaha Dhabta ah ee...

Addis Ababa: Shan Arrimood oo Muujinaya Meeqaamka Sare ee Hab-maamuuska lagu Qaabilay Madaxweyne Muuse Biixi

  Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaaminayey, ayaa fiidnimadii xalay ka degay gegida diyaaradaha  ee magaalada Addis...

Ujeeddada Tabobar Hargeysa uga furmay Garsoorayaasha Cusub ee ka hawl-gala Maxkamadaha Ciidamada Qalabka Sida

  Hargeysa (SLpost)- Tabobar uu soo qaban-qaabiyey Xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta loo furay Garsooreyaal ka hawl-gala Maxkamadaha Ciidamada ee Somaliland. Sida lagu...

Waxa Muuqda Ballanqaadkii Madaxweynaha Dalka Gini ee ahaa inuu Qaddiyadda Somaliland Geeyo Midawga Afrika

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku tegay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka...

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Mar kale ku Gacan-saydhay Dacwad ay Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashigu u gudbiyeen

  Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa mar kale ku gacan-saydhay ka-garnaqista Dacwad ay u gudbiyeen siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wadashiga ee...

“Anigu wax Cuqdad ah kama qabo Saxaafadda” – Maxaa kala Qabsaday Wasiir Koore Iyo Masuuliyinta Telefishannada Madaxa-bannaan

  "Anigu wax Cuqdad ah kama qabo Saxaafadda" - Wasiir Koore Iyo Kulankii maanta ee Masuuliyiinta Telefishannada gaarka loo leeyahay ee ka hawl-gala Somaliland.   https://www.youtube.com/watch?v=cP5u666Jpvs

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa oo Si Meeqaam Sare ah loogu Soo Dhaweeyey Gegida Diyaaradaha ee Addis Ababa + SAWIRRO

  Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaaminayey, ayaa si meeqaamkeedu sarreeyo loogu Soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img