Baanka Dhexe oo Daah-furay Adeeg God Madow Ku Sii Riday Tayada iyo Qiimaha Lacagta Noodhka ee Shillinka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay adeeg loo bixiyay E-shilling kaasoo sahlaya...
Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID oo Xorriyaddiisa dib u helay
Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa maanta xorriyaddiisa dib u helay kaddib muddo dhowr todobaad ah oo...
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ka hadlay Natiijada kulan Madaxweynaha Dhexmaray oo Is-afgaran-waa ku dhammaaday
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee WADDANI iyo UCID, ayaa sheegay inuu natiijo la'aan aan laysku af-garan ku soo dhammaaday kulan maanta loo...
“Muuse Biixi Waa nin Xog-ogaal u ah Damaca iyo Duruufaha Xisbiga Kulmiye ku gedaaman…Waxaan doonayaa…” – Siyaasi Maxamuud Xaashi
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay inaanu mucaarad ku ahayn kana soo horjeedin Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna...
Suxufi Cabdiqaadir Codey oo xorriyaddiisa Dib u helay & Qaabkii loola dhaqmay muddadii uu xidhnay
Hargeysa (SLpost)- Tifaftiraha Telefishanka Madaxa-bannaan ee HCTV, Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday) oo muddo laba bilood ah ku xidhnaa Xarunta dambi-baadhista ee magaalada Hargeysa ayaa...
Muxuu Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland kala Kulmay Laascaanood?
Laascaanood (SLpost)- Taliyaha guud ee ciidanka booliska Somaliland, Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) oo safar ku marayey gobolada bariga Somaliland ayaa maanta gaadhay...
Tahriibayaal lagu soo Celiyey Hargeysa iyo Safiir ku-xigeenka Somaliland ee Ethiopia oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Dhalinyaro Tahriibayaal u dhashay Somaliland oo laga soo celiyey dalka Liibiya, ayaa maanta soo gaadhay dalka, waxaana dhalinyarada hor-kacayey safiir ku-xigeenka Somaliland...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

