HomeSuxufi Cabdiqaadir Codey oo xorriyaddiisa Dib u helay & Qaabkii loola dhaqmay...

Suxufi Cabdiqaadir Codey oo xorriyaddiisa Dib u helay & Qaabkii loola dhaqmay muddadii uu xidhnay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

blankHargeysa (SLpost)- Tifaftiraha Telefishanka Madaxa-bannaan ee HCTV, Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday) oo muddo laba bilood ah ku xidhnaa Xarunta dambi-baadhista ee magaalada Hargeysa ayaa maanta xoriyadiisii dib u helay.

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Suxufi Cabdiqaadir Codey shalay ku xukuntay hal sanno oo xadhig ah iyo saddex milyan oo shillinka Somaliland ah.

Haseyeeshee, waxa suxufiga la sii daayey maanta  ka dib markii loo hiibiyey halkii sano ee Maxkamada Gobolku ay ku xukuntay isla markaana la bixiyey saddexdii milyan ee ganaaxa ahaa, iyadoo sharcigu oggol yahay in la iibsan karo Xukunka laba sanno ka yar.

Tifaftire Cabdiqaadir Coday ayaa markii la soo daayey ka hadlay sida uu u arko inuu xoriyaddii dib u helay maadaama oo uu mudo laba bilood ah xidhnaa, waxaanu yidhi “Xukuumadda Waxaan ugu baaqayaa, xadhiigu ma xuma ee waxaan ka codsanayaa in saxafiyiinta xadhigooda loo maro sifo sharci ah. Suxufigu isagoo banaanka jooga dacwada ha lagu soo oogo.”

“Xaqiiqatan intii aan ku xidhnaa xarunta CID-da si fiican ayaa la iila dhaqmay, waliba ha u badnaato intii uu xilka la wareegay hoggaanka cusub ee Faysal Xiis,” Sidaas ayuu yidhi Tifaftiraha telefishanka Horn Cable Tv.

Suxufi Cabdiqaadir ayaa loo xidhay Dacwad uu hay’adaha garsoorka u gudbiyey maamulka madaarka Hargeysa, kaddib markii uu telefishanku baahiyey Warar ka dhan ah garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa oo sida dacwadda lagu sheegay nidaamka maamul ee ka jira lagu dhaliilay warbixinnada telefishanku baahiyey.

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories