Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukun iyo Ganaax ku ridday Tifaftaha HCTV iyo SOLJA oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun ku riday Tifaftiraha telefishanka HCTV Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday) oo mudo laba bilood ah ku xidhnaa...
Lama Dafiri Karo Doorka Ay Somaliland Ku Leedahay Marin Biyoodka Gacanka Cadan Iyo Badda Cas
Shir ka qabsoomay magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga, ayaa si rasmi ah loogu saxeexay Axdiga lagu aasaasayo Golaha dalalka Afrika iyo Carabta ee wadaaga...
“Xanta, Ceebaynta iyo Cayda, sidii Gacan-ku-dhiiglaha aynu u nacnay, waa inaynu Carab-ku-dhiiglahana u nacno..” Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ku baraarujiyey in dadkii hore saalixiyiintu ilaashan jireen diintooda iyo ajarka camalka ay sameeyaan inka...
Aqalka Congress-ka Maraykanka oo u Codeeyey in la Xaddido Awoodda Madaxweyne Trump ku Iclaamin karo Dagaal
Washington (SLpost)- Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka ayaa u codeeyay qaraar lagu xaddidayo awoodda milateri ee madaxwyene Trump uu u leeyahay in uu dagaal...
Guddoomiyaha Gobolka SOOL oo faahfaahiyey Qorshe magaalada Laascaanood lagaga Taagayo Taallada Daraawiishta
Laascaanood (SLpost)- Badhasaabka Gobolka SOOL Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo maanta shir-jaraa'id ku qabtay xafiikiisa magaalada Laascaabood, ayaa faahfaahiyey qorshe xukuumaddu ku hawlan tahay oo...
Ururka Geel-leyda Somaliland oo Baaq u diray Dowladda Australia
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Geellayda Somaliland Mustafe Cali Deeq, ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin tallaabada ay dowladda Australia ku xasuuqayaan Geel tiradiisa...
Xeerar lagu Ansixiyey iyo kuwo lagu Falan-qeeyey Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagu ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah oo wax-ka-beddel iyo Kaabis lagu sameeyey, kuwaas...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

