Xisbiga Kulmiye oo ka dareen-celiyey Eedo loo jeediyey Wasiir Maxamed Kaahin iyo Xaaladda Ceelaf-weyn
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye, ayaa ka jawaab-celiyey eedo loo jeediyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo lagu dhaliilay inuu...
Maayir Cabdshakuur Cidin: Xidigga Gobolka Saaxil ee aan Xarragoon
Wuxuu u lebistaa sida dadka caadiga ah (Normal Society-ga) oo isuma xidh-xidho sida madaxda qaarkood, waxaana mar walba ka muuqda dareen howl-qabad iyo firin-fircooni. Sida...
Markab Xoolo ka qaaday Berbera oo ku xanniban Jeddah iyo Xukuumadda Somaliland oo si adag uga hadashay
Hargeysa (SLpost)- Markab xoolo-nool ka qaaday Dekedda Magaalada Hargeysa, ayaa ku xanniban Dekedda Magaalada Jiddah ee dalka Sucuudi Carabiya, waxaana arrintan ka hadlay xukuumadda...
Somaliland: Turbulent Demonstrations In Burao & Erigavo
Turbulent and violent demonstrations rocked the city of Burao in Togdher and the town Erigavo in Sanaag, yesterday. The demonstrates who were mainly youngsters came...
Somaliland: Waddani Youth Spokesperson Released After Fine Paid
Hargeisa (SLpost)- The Spokesperson for the Youth wing of Waddani National Party, Mohamed Sadik Abdillahi "Dhamme" has been released from prison after a fine...
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Ka Qayb-galay Shir Caalami ah oo lagu taageerayo Madax-bannaanida Saxaafadda
LONDON (SLpost) – Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa dalka ingiriiska kaga qayb gelay shir-caalamiya oo ku saabsan Xoriyadda...
Hargeysa: Duqa Caasimadda oo furay Sariibad cusub oo laga Hirgeliyey suuqa Gobonimo
Hargeysa (SLpost)- Duqa Caasimadda Hargeysa, ayaa maanta Xadhigga ka Jaray dhismaha Sariibad cusub oo laga hirgeliyey Suuqa Gobonimo ee magaalada Hargeysa.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

