HomeLondon: Wargeys Is-barbardhigay Somaliland vs Somalia iyo Xaaladaha Siyaasadeed ee Muuse Biixi...

London: Wargeys Is-barbardhigay Somaliland vs Somalia iyo Xaaladaha Siyaasadeed ee Muuse Biixi iyo Farmaajo ku sugan yihiin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankLondon (SLpost)- Wargeyska Maalinlaha ah ee KCW Today oo ka soo baxa dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London, ayaa warbixin ka qoray dedaallada Somaliland ugu jirto inay aqoonsi caalamiya ka hesho beesha caalamka, iyadoo warbixinta laysku barbar-dhigay Xukuumadaha Somaliland iyo Somalia ee ay kala hoggaamiyaan Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi.

 

Warbixinta uu qoray Wargeysku waxa lagu xusay inay saameyn weyn yeesheen dhaq-dhaqaaqyada diblomaasiyadeeda ee Somaliland ka sameysay dedaalada ay ugu jirto aqoonsiga ay ka rabto beesha caalamka.

 

KCW-Today ayaa soo qaatay qoraal lagu daabacay bishii hore barta Twitter-ka ay ku leedahay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, kaasi oo Somaliland loo adeegsaday ereyga ‘Dal’, taas oo Wargeysku ku micneeyay inay tahay markii u horeysay ee waddan kamid ah caalamku uu Somaliland u qiro waddan madax-bannaan.

 

Wargeyska KCW-Today waxa uu xusay in ururkii dhaq-dhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM uu Bishii May ee sannadkii 1991-kii iskugu yeedheen waxgaradka beelaha, kuwaasi oo ku dhawaaqay Somaliland oo mar uu xukumi jiray Ingiriisku.

 

Sidoo kale, waxa uu Wargeysku isbarbar dhig ku sameeyey dowladnimada iyo ammaanka ka hirgalay Somaliland iyo nabadgelyo darrada iyo burburka ku gedaaman Somalia, iyadoo warbixinta lagaga ka markhaati kacay in Somaliland gabi ahaanba ka duwan tahay kana badbaadday mashaqada ka jirta Soomaaliya.

 

Jariiradda KCW Today waxa uu warbixintiisa ku xusay in Somaliland uu madaxweyne ka yahay Muuse Biixi Cabdi oo hore u ahaan jiray duuliye ka tirsanaa ciidammada cirka, waxa kaloo uu wargeysku xusay in Somaliland ay leedahay ciidammadeeda Booliska iyo lacag u gaar ah.

 

Sidoo kale,  Wargeysku waxa uu xusay inay Somaliland qaadday tallaabooyin diblomaasiyadeed oo ay xidhiidh kula samaysay Qarammada Midoobay, Midowga Africa (AU) iyo Waddamo ay ka mid yihiin Ingiriiska, Finland iyo Mareykanka.

 

Kensington, Chelsea and Westminster Today,  waxa uu warbixintiisa ku sheegay haddii Kenya ay hormuud ka noqoto aqoonsiga Somaliland inay talaabadaasi noqon doonto mid xiiso leh oo lagu soo qaadi doono shir madaxeedka Midowga Afrika ee lagu wado inuu qabsoomo horaanta sannadka 2020-ka.

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories