Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

“Qofka ubadkiisa hagaajiya, amaanadii wuu ka soo baxay, kii kalena khiyaamo ayuu sameeyey loo qabsan doono” – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir

Carruurtu way ku lumaan hadii qaab askarinnimo loola dhaqmo, marka la tarbiyadaynayo.   Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir, ayaa sheegay in qofka ubadkiisa hagaajiya,...

“Danta Guud Wadajirbay Dayac Kaga Fogaataa” – Warbixin Daaha ka Rogaysa Xaaladda Gobolka Togdheer Iyo Duruufaha Nololeed Ee Ka Jira

Markasta oo ay maskaxdaada ka soo maaxato inaad ummadda wax la wadaagto ama aad samaynayso qoraal sababta ka danbaysa inta badan waxay tahay inaad...

Somaliland: President Muse Bihi Receives EU Envoy

Hargeisa (SLpost)- President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, received today the new European Union Envoy to Somaliland and Somalia, Ambassador Nicolás...

“Kolba haddii maceeshaddii dadka qirin-qiir la galinayo, wada-hadal iyo isku-imaanshiyo kale hadalkiisaba dhaaf” – Prof Cabdi Ismaaciil Samatar

“Dowladda ka talisa Maka-Al-Mukarrama Xaq uma laha inay ka Arrimiso neefka Berbera ka dhoofaya... waa in loo daayo guddigaa khubarada ah ee madaxa-bannaan oo...

Somaliland: The 30th Anniversary Of Jazeera Beach Massacre

On July 17th, 1989, presidential military forces, known as red berets, led by a Colonel Ibrahim Ali Barre, Canjeh, cordoned off an area in...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub oo Booqasho ku yimi Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dhawaan Midowga Yurub u soo magacaabay dalalka...

Barlamaanka Ingiriiska oo lagaga dooday Saamaynta ka dhalatay Booqashadii Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay Dalka Guinea & tallaabadii Somalia kaga fal-celisay

London (SLpost)- Baarlamaanka Dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa Isniintii todobaadkan lagu soo qaaday saamaynta ka dhalatay Booqashadii madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ku tagay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img