Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Xukuumadda oo ka hadashay Halka ay Marayso Dedaallada Waan-waan laga dhex wado Korneyl Caarre

Oodweyne (SLpost)- Wasiirka gaadiidka iyio horumarinta jidadka Somaliland Mudane Cabdilaahi Abokor Cismaan iyo guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Cali Baqdaadi) oo...

Somaliland: Tirada Suxufiyiin lagu xidhay Hargeysa iyo Sababta

Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Magaalada Hargeysa ayaa xabsiga u taxaabay Koox wariyeyaal ah oo ka howl-gelayey Telefishanka Eryal xaruntiisa Magaalada Hargeysa, xilli ay maanta...

Somaliland oo markii ugu horaysay 300 qof oo dhalinyaro ah hal mar loo qaadanayo Shaqaale iyo Imtixaanka u bilaabmay

Hargeys (SLpost)- In ku dhow Kun dhalinyaro ah ayaa u fadhiistay Imtixaan loo gelayo Shaqaale ay qaadanayso Shirkad laga leeyahay Dalka Shiinaha oo Wershad...

“Qaranku u dul-qaadan maayo in layska laayo Ciidanka Qaranka” Madaxweyne Biixi oo ka digay sida loogu deg-dego Milatariga Dalka

Hargeysa (SLpot)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga hadlay ciidamada qaranka ee  ku hawlan sugidda amniga shacabka ee sida fudud...

Madaxweyne Muuse Biixi oo xil-ka-qaadis iyo Magacaabis ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyey qaar ka mid ah masuuliyiinta hay'adaha dowladda. Wareegtada Madaxweynuhu xilka...

Magacyada Maxaabiis u xukunnaa budhcadbadeednimo oo madaxweynaha Somaliland Cafis u fidiyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa cafis u fidiyey Maxaabiis laga soo wareejiyey dalka Seycheles oo muddo sannado ah u xukunaa kiisas Budhcadbadeednimo...

Somaliland: President Muse Bihi Receives UN Special Envoy James Swan

The President of the Somaliland Republic, Muse Bihi Abdi, received the United Nations Special Envoy, Ambassador James Swan in Hargeisa today. The President met with...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img