HomeQOF mise Qaran!

QOF mise Qaran!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankSida ku Xusan Qodobka 90aad ee Dastuurka Somaliland; Madaxweynuhu waa madaxa Qaranka iyo Dawladda; waana astaanta midnimada muwaadiniinta ka tirsan Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa uu u xil­saaran yahay daryeelka haybadda dalka; ilaalinta nabadgelyada; horumarinta bulshada iyo hab-sami-u-socodsiinta maamulka Dawadda. Si uu u gudan karo xilalka kor ku sheegan, wuxuu Madaxweynuhu leeyahay awoodaha magacaabista Golahiisa wasiirada. Sidoo kale Qodobka 94aad waxaa uu leeyahay; Golaha Wasiiradu waxay Madaxweynaha ka kaalmaynayaan fulinta xilkiisa iyaga oo wadajir u go’aamin doona siyaasadda guud, qorshayaasha iyo barnaamijyada Dawladda.

Haddaba, waxaynu iswaydiinaynaa Xilka ay madaxweynaha ka kaalmaynayaan Wasiiradiisu? Waxaan suaashan la wadaagi doonaa bulshada Somaliland balse aniga waxay illa tahay in Wasiir walba ka masuul yahay mandate ka wasaaradiisa oo uu wakiil uga yahay Madaxweynaha loogana baahan yahay in Wasiirkastaa kasoo baxo ujeedooyinka ay u taagan tahay wasaaradiisu .

Haddan usoo noqdo dulucda qoraalkaygan, waxaynu wada ognahay xaalada cakiran ee wajiyada badan leh ee dalka ka taagan; haddii ay noqon lahayd Collaada afar jirsatay ee wali ka taagan CEELAFWEYN, kacdoonada ka socda  Bariga SANAAG iyo JABHADAHA ka jira Gobolkaa…..iyo waliba kacdoonka gobolada galbeedka ee baryahan dambe isasoo taraayey. Markay xaaladii gudaha dalku sidaa tahay, waxaa masuuliyadeeda leh wasaarada arimaha gudaha ee uu hormoodka ka yahay Mujaahid Maxamed Kaahin Ahmed oo ah shakhsi qadarin iyo sharaf iga mudan isla markaana ka mid ah ragii dhaliyey Xornimadan aynu kuwada naaloonayno hadda.haseyeeshee , ninba meel ayuu ku wanaagsan yahay ee haddii Mujaahid Kaahin Xaaladan dalka ka taagan xalkeed waayey, islamarkaana uu yahay Saaxiibka kowaad ee Madaxweyne Biixi waxaan ku talin lahaa in Wasaarad kale Mujaahidka ……….Khabiir ku haboona la  keeno Wasaarada Arimaha Gudaha oo xalkeed keena Xaaladahan cakiran. Madaxweyne Bixi waxaan leeyahay dalku waxa uu u baahan yahay gurmad iyo tallo badsi iyo inaad xulato xul! Aan xal ahayn. Waxaa kale oo intaa aan raacin lahaa in Khuburo kaala taliya  shan dhinac oo dalku manta baahi u qabo aad ku dhiirato inaad yagleesho sida; Amniga , Dhaqaalaha ,Siyaasada Arimha Dibeda iyo Xulashada Xubnahaga Wasiirada

 

Wabillahi tawfiq

Cabdirasaaq Askar

Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories