Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Madaxweyne ku-xigeenka oo Xadhigga ka jaray Xarunta Shirkadda Samsung oo laga Daah-furay Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xadhigga ka jaray Xarun Cusub oo shirkadda Caalamiga ah ee Samsung ku...

Guddoomiye Cirro oo eedaymo daba-furan u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyey inuu carqalad ku yahay qabsoomidda...

Xannuunka Kuduudiyaha oo ka dillaacay magaalada Caynaba iyo Xog-warranka Dhakhaatiirta

Caynaba (SLpost)- Xannuunka Kuududiyaha 'oo dhawaan ka dillaacay Magaalada Burco ayaa u gudbay isla-markaana ka dillaacay Magaalada Caynaba ee xarunta Gobolka Saraar ee Somaliland. Agaasimaha...

DOODAHA DANYARTA IYO DUGSIYADA GAARKA AH – Qormada 3aad ~ Qalinka: Axmed Cisman Batuun

  Qormadii Labaad waxaynu soo tilmaanay bilawgii dugsiyada gaarka ah iyo xiligii ay dalka ka bilaabmeen, qormadana waxaynu kusii amba qaadi doonaa sidii ay usoo...

“Madaxweynaha iyo Xisbiyada Siyaasadda Somaliland waa inay ixtiraamaan Shacabka Karaameeyey…” Bayaan ay soo saareen Madal mideysay Qurbe-joog

Hargeysa (SLpost)-  Gole ay ku midaysan yihiin Dhalinyaro Qurbe-joog ah oo isugu jira qoonyahan iyo Arday ku kala nool Waddamada Yurub iyo Woqooyiga Maraykanka,...

21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-talisnimada iyo Kawaankii Gawraca Dadka

  21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii bilawga kacaankii kadeedka, keli-talisnimada, kibirka, kufsiga, keenaynta bulshada, kawaankii gawraca dadka, kool-koolintii kaadariinta...

Maayarka Caasimadda oo Go’aan ka soo saaray Shaqaalaha Ajaanibka ah ee ka Shaqeysta Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Maayarka Magaalada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa sheegay in tallaabo laga qaadi doono Dadka Ajaajibka ah ee Sharci la’aanta kaga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img