Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Jawar Mohammed: Wax badan ka ogow 34-ka Muddada Kooban Saamaynta ku yeeshay Siyaasadda Ethiopia iyo Xaaladihii u dambeeyey

  Addis Ababa (SLpost)- Muddaharaadyo khasaare nafeed ka dhashay, ayaa maanta gilgilay dhowr magaalo oo ku yaalla dalka Itoobiya, iyadoo dadka mudaharaadayaasha ahi dareenkooda taageero...

England: Wararkii u dambeeyey Meydad Tiro badan laga helay Gaadhi Xamuul ah

  London (SLpost)- Magaalada Essex ee ku taala Koonfurta Galbeed ee dalka Ingiriska, waxaa laga helay gaadhi Xamuul ah oo ay saaran yihiin Meeydadka 39...

Hargeysa oo lagu qabtay Kulan Lagu Daah-furay Barnaamij Lagu Maalgelinayo Dhalinyaro soo Bandhigay Fikrado Ganacsi

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Jamhuuriyadda Somaliland marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani, ayaa daah-furtay barnaamij la yidhaahdo UP SHIFTING oo...

Africa’s Cities and Local Governments Climate Ambitions Declared in Accra

  2000 representatives of the African cities, local and regional governments, and non-state actors gathered in ACCRA at the 2nd African Climate Chance Summit, featuring...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dab-demiska oo Shil-baabuur ku geeriyooday iyo Madaxweyne Biixi oo ka hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Allah haw naxariistee waxa maanta Shil baabuur ku geeriyooday laba sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Dab-demiska ee Somaliland oo gaadhigii ay wateen...

Maxkamadda Sare oo Qaraar ka soo saartay Xeer-nidaamiye Khilaaf ka dhex-abuuray Wasaaradda Waxbarashada iyo Dugsiyada Gaarka ah

  Hargeysa (SLpost)- Maxkamada Sare Ee Jamhuuriyada somaliland ahna maxkamada dastuuriga ee somaliland ayaa qaraar kasoo saartay xeernidaamiye ay soo saartay wasaarada waxbarshada somaliland oo...

Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland oo ka Hadlay Khilaafka ka taagan Xubnaha Komishanka Cusub ee Doorashooyinka 

  Hargeysa (SLpost)- Ururrada Bulshada Rayidka ee Somaliland, ayaa maanta war ka soo saaray mowqifkooda ku aaddan khilaafka siyaasadeed ee ka taagan diyaar-garowga Doorashooyinka oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img