HomeBilowga Dib-u-Dhis lagu samaynayo Jidka Ugu Burburka Badan Caasimadda Hargeysa

Bilowga Dib-u-Dhis lagu samaynayo Jidka Ugu Burburka Badan Caasimadda Hargeysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Wax-garadka iyo Odayaasha Xaafadda Goljanno, ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa ay bilaabayaan dhismaha Jidka Laamiga ah ee Isku-xidha degmooyinka 26-ka June iyo Ibraahim Kood-buur, iyadoo jidkaasi ka mid yahay Jidadka ugu burburka badan magaalada.

blankJidkan oo ah Waddada Dhinaca Koonfureed ka soo gasha Isgoyeska Xero-Awr isla markaana soo hormarta Masaajidka AL-Nuur, waxa dhismaheeda Iska kaashanaya Dadweynaha Xaafadda iyo Dowladda Hoose ee Hargeysa.

Kulan lagu shaaciyey bilowga dhismaha Waddada waxa Wax-garadka iyo Odayaasha kala Qayb-galay Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) iyo Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee Dowladda Hoose Khadar Yuusuf Cali, waxaanay masuuliyiintani ka hadleen muhiimadda ay waddadu u leedahay Isu-socodka Xaafadaha Goljanno iyo Xero-Awr oo ah halka ay iska galaan degmooyinka 26 June iyo Ibraahim Koodbuur.

Faahfaahinta Warkan Kaga Bogo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories