Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Xisbiga Kulmiye oo shaaciyey Wakhti La Qaybinayo Kaadhadhka Shirka Golaha Dhexe

Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhti La Qaybinayo Khaadhka Laga Qayb galayo Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbigaas Ee Ka Dhacaya Magaalada Borama https://www.youtube.com/watch?v=YNLvb3YZqxI

Hanti-dhowrihii hore ee Qaranka oo Dhaliilay Qaabka uu u shaqeeyo Xafiiska Hanti-dhowrka Guud

Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhowrihii Guud ee hore ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, Mr Siciid Saleebaan Mire, ayaa sheegay inaanay jirin haba-yaraatee wax deyn ah oo xukuumaddii...

Cabdi Iley iyo Magacyada Shan Qof oo la horgeeyey Maxkamadda Sare, Weedhihii uu isku Difaacay iyo 41 kale oo lagu daba-jiro

Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley), ayaa mar kale la horgeeyey Maxkamad ku taala magaaalada Addis...

Qiso murugo leh oo ka Hadlaysa Xuquuqda Deriska (Jaarka) – W/Q: Akram Rashiid

  Walaal Xasanow Waad Daashaye Iska Yar Naso, Aroortii Salaada Subax Ayaad Kacdaa, Waxaad U Kalahdaa Arzaaqda ILAAHAY, Aqoon Iyo Cilmi Wayn Ma Lihid Balse...

“Haddaad heestaan waa idiin heesaynaa, haddaad gabaydaa waa idiin gabyeynaa, laakiin idiinma oggolin…” – Madaxweyne Muuse Biixi

"Haddaad heestaan waa idiin heesaynaa, haddaad gabaydaana waa idiin gabyeynaa, laakiin idiinma oggolin..." - Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay xuquuqda Xoriyatul-qawlka iyo Hab-dhaqanka xukuumaddiisu kaga jawaabto dhaliilaha loo jeediyo

Ganacsade Maxamed Cabdilaahi Jaamac Bookh oo Shaaciyey inuu u Sharraxan Xildhibaanimada Golaha Wakiillada ee gobolka Maroodijeex

“Waxaynu ognahay in Gabiley ay buuxisay shuruudihii gobolnimo, laakiinse ay wayday cid u dhaq-dhaqaaqda oo sharciga ugu hiilisa.” – Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh. Gabiley (SLpost)-...

Somaliland oo laga xusay Maalinta Ololaha Dabar-goynta Gudniinka Fircoocniga ah iyo Doorka Wasaaradda Arrimaha Bulshada

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu qabtay Kulan ballaadhan oo qayb ka ah xuska maalinta caalamiga ah ee Dabar-goynta Gudniinka Fircooniga ah, kaas...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img