Tirada Dad biyo-la’aan ugu dhintay gobolka Badhan iyo Xukuumadda oo ka hadashay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha ee Somaliland Md Saleebaan Cali Koore, ayaa sheegay in Afar Qof biyo la'aan ugu dhinteen Gobolka Badhan. https://youtu.be/AokR3x-xiwg
Hargeysa: Dowladaha Somaliland iyo Germany oo mashaariic Horumarineed ka wada hadlay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Ra’iisal wasaaraha Jarmalka u qaabilsan dalalka...
“Waxaa La Isku Xidhayaa Gobolkii Gabiley Waad Mudaharaadi Gaadheen” – Waalidka Dhalinyaro laga soo xidhxidhay Kalabaydh
Hargeysa (SLpost) – 12 Dhallinyaro ah oo loo haysto cabasho iyo mudaharaad ayaa loo soo dhaadhiciyay Jeelka Hargeysa ka dib markii laga soo qaaday...
WARBIXIN: Is-barbardhigga Awoodda Milatari ee dalalka Pakistan iyo India oo xiisaddoodu kacsan tahay
Waxaa heer aad u xun mareysa xiisad colaadeed oo u dhaxeysa dalalka dariska ah ee Hindiya iyo Pakistan, kuwaasoo labadooduba heystaan hubka sida ba'an...
Madaxweynaha DDSI oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa iyo Ujeeddada Socdaalkiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Wajaalle ee Xudduuda u dhexaysa Somaliland iyo...
Madaxweyne Biixi oo ka hadlay shaqsiyadda Siyaasi Miisaan ku lahaa Xukuumaddii Marxuum Cigaal oo Hargeysa ku geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah...
Maxamuud Xaashi oo Shirka Kulmiye kaga hadlay Sababihii Guusha Kursiga u horseeday Madaxweyne Muuse Biixi iyo Ku-xigeenkiisa
Hargeysa (SLpost)- Maxamuud Xaashi Cabdi oo ahaa Wasiirkii Madaxtooyada xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo oo maanta hadal ka jeediyey Madashii shirweynaha Xisbiga Kulmiye, ayaa si qoto-dheer...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

