HomeMadaxweynaha DDSI oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa iyo Ujeeddada Socdaalkiisa

Madaxweynaha DDSI oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa iyo Ujeeddada Socdaalkiisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Wajaalle ee Xudduuda u dhexaysa Somaliland iyo Itoobiya.

 

Wasiirrada Arrimaha Gudaha,  Hawlaha Guud, iyo Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Somaliland iyo Maamulka gobolka Gabiley ayaa  Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya ku soo dhaweeyey magaalada Wajaale, waxa kaloo soo dhaweyntaas ka qaybqaatay boqolaal dadweyne ah oo si xamaasad leh u qaabiley Madaxweyne Mustafe Cagjar.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in weftiga madaxweyne Mustafe Cagjar ay Somaliland u yimaadeen hawlo shaqo oo labada dal la xidhiidha, waxaanu u mahadceliyey dadweynihii sida walaaltinimada leh u soo dhaweeyey. Waxaana loo weftigaas soo gaadheen magaalada Hargeysa, iyadoo la filayo in Md Cagjar oo uu goob-joog ka ahaado dhagax-dhigga mashruuca Berbera Corridor oo ah dhismaha Jid-ganacsi isku xidhaya magaalooyinka Berbera iyo Tog-Wajaale, waxaana la filayaa in weftiga Madaxweynaha DDSI kulan la yeesho Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Muuqaalkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories