Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Daawo Nuxurka Khudbad Wasiirka Beeraha Somaliland ka jeediyey Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo uu ballan-qaad ka hor-sameeyey

Boorama (SLpost)- Wasiirka Wasaaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa khudbad ka jeediyey shirkii golaha dhexe ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye, waxaanu...

Khasaaraha ka dhashay Dab ka kacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Dab ayaa gelinkii dambe ee maanta ka kacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacy’gelinta Somaliland, waxaana ka dhashay khasaare baaxad leh oo sababay...

Siyaasi Cali Waran-cadde oo tilmaamay Caqabado horyaalla Xisbiga Kulmiye iyo Sida looga gudbi karo

Boorama (SLpost)- Siyaasi Cali Maxamed Waran-cadde oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa hadal uu maanta ka jeediyey Madashii Shirweynaha Xisbiga oo maanta la soo gunaanaday,...

DAAWO Su’aalo Madaxweyne Muuse Biixi lagu dhex-weydiiyey Madashii Shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Jawaabihii uu ka bixiyey

Boorama (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xubnaha golahaas uga jawaabay su’aalo isla xisaabtan iyo hawaale-warran ah...

Madaxweynaha Somaliland oo soo Gunaanaday Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE (Daawo SAWIRRO)

Boorama (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ayaa soo xidhay shirkii lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo maanta kusoo gebogeboobay...

DAAWO Qaabkii ay u dhacday Doorashadii Guddoomiyaha iyo ku-xigeenka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

Boorama (SLpost)- Shirweynaha Lixaad ee Xisbiga Kulmiye oo shalay ka furmay magaalada Boorama, ayaa maanta la soo af-meeray, waxaana halkaas lagu doortay Guddoomiyaha iyo...

Abwaan Abees oo ka soo dhex-muuqday Shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Muuse Biixi oo ku soo dhaweeyey

Boorama (SLpost)- Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo muddooyinkii u dambeeyey u xidhnaa xukuumadda Somaliland, ayaa maanta ka soo dhex-muuqday Hoolka uu ka socday Shirweynaha Xisbiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img