Somaliland: Darbi-Jiif Xukun Lagu Riday Oo Maxkamadda Rafcaanku Sii Daysay
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Rafcaanka ee Magaaladda Hargaysa ayaa Saaka Xoriyadoodii U Soo Calisay Labaatan Dhalinyaro Darbi Jiif ah oo hore maxkamadda gobolka hargaysi ugu...
Xukuumadda oo Ogolaatay Wax-soo-saarka Wershadda Sharaabka UFRESH oo Hore loo Xayiray iyo sababta
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa dib u furtay wershad farsamaysa Sharaabka iyo Cuntooyinka oo saddex bilood ka hor xayiraad la saaray, kaddib markii ay...
QORAALKA XAFIISKA RAYSAL WASAARAHA ITOOBIYA; TAFSIIR AF (LUUQAD) IYO TAFSIIR SIYAASADEED OO IS BARKAN
Qoraal kooban oo bogga Raysal Wasaaraha Itoobiya la soo dhigay ayaa sidan loo qoray:- ''Raysal Wasaare Abiy ayaa kala hadlay Madaxweyne Farmaajo in culays la...
Barnaamijka MARWO: Xog-warranka Hooyo ku shaqaysa Hal-abuur Ganacsi oo Guulaystay
Barnaamijka MARWO: Xog-warranka Hooyo ku shaqaysa Hal-abuur Ganacsi oo Guulaystay https://www.youtube.com/watch?v=IMMy5K6YzFo
“Samaale marka uu Qu’aanka Akhriyayo inuu isagu ku camal falo ayay ahayd” – Siyaasi Dhoolayare
Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare, ayaa dhaliilo u jeediyey Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka tirsan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye. https://youtu.be/FgG7C6_B2tc
Xeer-ilaaliye Ku-xigeenka Qaranka oo Ka hadlay Dacwad Xisbiga WADDANI ka gudbiyey
Hargeysa (SLpost)- Xeer-ilaaliye ku-xigeenka Qaranka Axmed Cismaan Mire, ayaa jawaab ka bixiyey eedo la xidhiidha sharci-jebin uu ku kacay oo uga yimi Xisbiga Mucaaradka...
Arrimaha lagaga hadlay Kulan dhexmaray Hoggaanka Xisbiga KULMIYE iyo Wefti Ka Socda Midowga Yurub
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka xisbiga midnimada iyo horumarinta ee KULMIYE, ayaa maanta xarunta guud ee xisbiga kulan kula qaatay wefti ka socday midowga reer Yurub...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

