Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

“Waxa aannu ka codsannay in lagu horreeyo Biriijyada oo dhibaato badan inagu haya Gu’gii oo horta Toddobada Biriij..” Nuxurka Qudbad Madaxweyne Biixi u jeediyey...

Abu Dhabi (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka...

Madaxweynaha Maraykanka oo Amar Deg-deg ah ka soo saaray Diyaaradda Boeing 737 Max 8

Washington (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa amar deg-deg ah ku soo saaray in dalkiisu gebi ahaanba fadhiisinayo isla markaana joojinayo shaqada noocyada diyaaradda...

Maraykanka oo ku biiray Waddamo tiro badan oo joojiyey Duullimaadyada Diyaaradda Boeing 737 Max 8 iyo Donald Trump oo ka hadlay

Caddeymo Cusub oo soo bandhigay ciladda Farsamo ee Diyaaradda cusub ee Boeing 737 Max iyo Hay’adda Duullimaadyada Maraykanka oo Qirtay   New York (SLpost)- Waddamada Caalamka...

Ujeeddada Socdaal Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ku tagay Gobolka Gabiley

Gabiley (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta socdaal ku gaadhay degmada Gabiley ee xarunta gobolkaas, halkaas oo la...

Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo Shaaciyey Xaalad Abaareed dalka ka jirta

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inay dalka ka jiraan xaalad abaareed u baahan gurmad deg-deg...

Baarlamaanka INGIRIISKA oo Amaanay kartida & Dedaallada Gabadh dhalinyaro ah

London (SLpost)-  Xeerka Caruurta oo Baarlamaanka Ingiriiska ansixiyey ayaa si weyn loogu amaanay kaalinta ay ka qaadatay u ololayntii wax-ka-bedelkiisa gabadh asalkeedu ka soo...

Madaxweyne Ku-xigeenka oo la kulmay Dhalinyaro loo tabobarayo Hannaanka Hoggaaminta suubban

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay 24-dhallinyaro ah oo ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img