Somaliland oo Aqbashay Dalab Saamayn ku yeelanaya Ganacsatada oo uga yimi Shirkadda DP World
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhaweysay isla markaana aqbashay codsi uga yimi Shirkadda DP World ee Gacanta ku haysa Maamulka Dekedda Magaalada Berbera. Wasiirka...
Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa oo Baaq xambaarsan Codsi iyo Caddeymo is-barkan u diray Madaxweyene Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Aw Aadan Wayrax oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa walaac iyo deyro ka muujiyey Hoggaanka Golaha Deegaanka...
Faahfaahinta Xaaladihii u dambeeyey ee Ammaanka Gobolka Sool iyo Taliska Booliska oo ka hadlay
Laascaanood (SLpost)- Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sool Gaashaanle Dhexe Saleebaan Ducaale Ubaxle, ayaa ka hadlay falal amni-darro oo muddooyinkii u dambeeyey ku soo noq-noqonayay...
Hargeysa: DAAWO Xalay iyo Tamashlihii Muuse Biixi ee Bariga Caasimadda iyo Jewigii Caweyska Goobaha Bulshada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa habeennimadii xalay oo ay taariikhdu ahayd 15-03-2019 waxa uu kormeer ku soo maray dhismaha...
Somaliland: Wasiir Ka Badbaaday Shil Baabuur
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland Md Cabdirashiid Ducaale Qanbi, ayaa maanta ka badbaaday Shil baabuur, kaddib markii gaadhigiisu kula dhacay deegaanka Balli-mataan oo ku yaalla...
Ingiriiska Oo Taageeray In Waddamada Derisku Safka Hore Ka Galaan Dhexdhexaadinta Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost) Dawladda Ingiriiska oo wax laga waydiiyay in ay kor u qaaday xidhiidhka ay Somaliland la leedahay maaddaama oo ay dhawaan Somaliland yimaaddeen...
Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi kala soo laabtay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

