Wasiir Cabdilaahi Abokor oo hortagay Golaha Wakiillada iyo Arrimo laga waraystay
Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor, ayaa kulan la qaatay Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee GOlaha Wakiillada oo xog-waraysi kala yeeshay geeddi-socodka hawlaha qaran...
Shaqaalaha Dekedda Berbera oo Shaqo-joojin sameeyey iyo Maamulka oo ka hadlay Sababta
Maareeyaha Dekedda Magaalada Berbera ayaa faahfaahin ka bixiyey sababaha ka dambeeyey ee sababay shaqo-joojin ay sameeyeen qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawl-gala Dekedda...
Tirada Gaadiidka ku burburay Shilalka Dhacay 3-dii bilood ee u dambeeyey
Taliska Ciidanka Nabad-gelyada Waddooyinka Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey Tirada Gaadiidka ku burburay Shilalka baabuurta ee Dhacay saddexdii bilood ee u dambeeyey https://www.youtube.com/watch?v=UQsCx6lAPaM
Maxay ka wada-hadleen Weftiga Eritrea iyo Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland?
Maxay ka wada-hadleen Weftiga Eritrea iyo Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland? https://www.youtube.com/watch?v=7pcEmaNwjEU
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Socdaal u kuur-galis ah ku maraya gobollada DDSI
Madaxweynaha DDSI Mustafe Maxamuud Cumar iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa socdaal uu xaaladda deegaanka ugu kuur-galayo ku maraya gobollada, waxaanu maanta gaadhay deegaanka Fiiq...
Madaxweynaha Somaliland Oo Casho-Sharaf Ku Maamuusay Weftigii Ka Socday Dawladda Eriteriya
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa casho-sharaf ku maamuusay wefti heer sare ah oo ka socda waddanka Eriteriya oo uu...
Somaliland: Wasaaradda Diinta oo Kutub Madaxweynuhu Soo Daabacay u Qaybisay Jimciyadaha Shuruudaha Aqoonsiga buuxiyey
“Diiwaangelintii Maddarasadaha ee Hargeysa guul bay ku dhammaatay, waxay 21-ka bishan diiwaangelintu ka bilaabmaysaa gobollada Saaxil iyo Togdheer. Waxaan Baaq u dirayaa…”Agaasimaha guud ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

