Taliska Ciidanka Qaranka oo ka hadlay Direys Ciidan oo lagala wareegay Gaadhiga Guddoomiyaha Xisbiga Waddani
Taliska Ciidanka Qaranka oo ka hadlay Direys Ciidan oo lagala wareegay Gaadhiga Guddoomiyaha Xisbiga Waddani https://youtu.be/bZNalifu1D4
Togdheer: Wasaaradda Diinta iyo AwQaafta oo si Rasmi ah u bilowday Diiwaangelinta Madarasadaha
Burco (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer maanta si rasmi ah uga bilawday diiwaangelinta maddarasadaha Qur’aanka iyo...
Madaxtooyada Somaliland oo ka hadashay Dacwadda u dhaxaysa Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Bangiga BCIMR
Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa si adag uga hadashay dacwad u dhaxaysa ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Baan Faransiisku ku leeyahay dalka Jabuuti oo...
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Weftigii ugu ballaadhnaa oo Ka Kooban Safiiro iyo Masuuliyiin kale
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ballaadhan oo safiirro ah oo ka socda dalalka Denmark,...
Muxuu Sharcigu ka qabaa in Dacwad laga keenay Dalka Jabuuti laga furo Maxkamadaha Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Bangiga laga leeyahay dalka Faransiiska ee BCIMR oo fadhigiisu yahay dalka Jabuuti Isla markaana xafiis ku leh magaalada Hargeysa, ayaa Xukuumadda Somaliland...
Maxaad kala Ogtahay Xaqiiqada Dacwadda Ganacsade Axmed Cismaan Geelle? Xogo Muhiim ah
Waxaa maalmihii ugu danbeeyey bulshada somaliland aad u hadal hayeen dareenka dacwad la sheegay inay u dhaxayso ganacsade axmed osman geele iyo qoyska madaxweynaha...
Sanaag: Saddex Qof oo Harraad ugu geeriyooday iyo Xaalad biyo la’aaneed oo ka jirta
Ceel Afweyn (SLpost)- Inta la xaqiijiyey Saddex Qof ayaa ku Geeriyooday degaanka Laas-dumeera oo hoos-taga degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag ee Somaliland. Dadkan oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

