Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Qalab Casri ah oo lagu soo kordhiyey Dekedda Berbera, Soona Kormeeray Marsada Cusub Ee Dhismaheedu Socdo
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray saddex wiish (Mobile Harbor Crane) oo cusub loogu...
Madaxweyne Biixi oo Isku-shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa xil ka qaadis ku sameeyey xubno ks tirsan golihiisa xukuumadda waxaanu beddelkooda u msgacaabay masuuliyiin...
Diyaarado Duqeymo ka fuliyey Duleedka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Diyaarado aan la aqoonsan cidda iska leh iyo ujeeddada ay u socdeen, ayaa shalay duqeymo ka geystay deegaamo hoos yimaadda Degmada Sallaxley...
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sanaag oo Si Adag Uga Hadlay Arinta Ganacasade Axmed Geelle
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sanaag oo Si Adag Uga Hadlay Arinta Ganacasade Axmed Geele https://youtu.be/RGxqHM0Gedk
Madaxweyne Biixi oo qaabiley Safiirka Maraykanka iyo Arrimaha ay ka wada hadleen
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan dalalka Somaliland...
Danjire Sharma’arke Geelle oo munaasibad laysku arkay ku wareejiyey Xilkii hay’adda Shaqaalaha Dowladda
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee hay'adda shaqaalaha Dowladda Sharama'arke Geelle ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyey xilkii hay'adda Shaqaalaha dowladda oo dhowaan loo...
Xukuumadda oo dalka ka saaraysa Dhakhaatiir Ajaanib ah
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay dalka ka saarayso dhakhaatiir Ajaanib ah oo ka hawlgasha Cusbitaallada Gaarka loo leeyahay ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

