HomeMaxaad kala Ogtahay Xaqiiqada Dacwadda Ganacsade Axmed Cismaan Geelle? Xogo Muhiim ah

Maxaad kala Ogtahay Xaqiiqada Dacwadda Ganacsade Axmed Cismaan Geelle? Xogo Muhiim ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaa maalmihii ugu danbeeyey bulshada somaliland aad u hadal hayeen dareenka dacwad la sheegay inay u dhaxayso ganacsade axmed osman geele iyo qoyska madaxweynaha Djibouti taas oo sababtay in Ganacsaduhu kasoo xamaaan urursado dalka jabuuti kadib markii sida ay xogohu sheegeen ganacsigii iyo hantidiii uu ku lahaa dalkaas la xayiray.

 

Hadaba Wararka xogogaalka ah ee la helayo ayaa sheegaya in Cida dacwadu ay ka dhaxaysaa tahay Ganacsade Axmed Cismaan Geel iyo Bangiga Ganacsi ee lagu magacaabo BCIMR oo Xarumo ku leh somaliland iyo jabuuti bangigan oo laga leeyahay dalka France ayaa Kadib markii dacwadan oo soosocotay wakhti badan hadda  bilaabay inuu ka furto gal dacwadeed Maxkamada gobolka hargeisa taas oo sida ku cad documentiyo la baahiyeyna ay xafiiska xeer ilaaliyaha guud iyo wasaarada cadaaladuba u ogolaadeen in dacwada u dhaxaysa ganacsadaha iyo bangiga lagu qaado Hargeisa.

 

 

Axmed Cismaan Geelle waa ganacsade weyn oo shirkado ganacsi ku leh Somaliland iyo Jabuuti oo aan ku koobnayn Hargaysa mana jirto dacwad u dhaxaysa ganacsadaha iyo dawlada jabuuti iyo qoyska madaxtooyada jabuuti toona balse ganacsadaha waxay dacwadu u dhaxaysaa isaga iyo bangi ganacsi oo laga leeyahay france xaruna ku leh dalka jabuuti iyo Somaliland . bangigaasi oo la yidhaa BCIMR Waa tan warqad uu bangigu ku faahfaahnayo dacwada uu u haysto ganacsade Axmed Cismaan Geele:

 

bankbci

 

Nuxurka hadalka ku qoran warqada ayaa ah: Banka la yidhaa BCI oo laga leeyahay France balse dagan Djibouti ayaa ku eedeeyey ina geele inuu fulin waayey heshiis kii uu baanka la galay ee celinta daymihii labada warshadood ee Somaliland iyo Maalgalin kale oo Djibouti ah. Baanka ayaa go,aan sadey inay dacwo ka furtaan maxkamada hargeysa si ay hanti dooda uga helaan dacwaysane Ahmed Cismaan Geele

 

Hadaba markii uu bangigu dacwada kaa furty hargaysa waxuu soo mariyay wasaarada cadaalada iyo xeer ilaalinta waana loo ansixiyay inuu dacwad ka furan karo hargaysa waxaana laga garnaqayaa lacagta daynta ah ee ay ku sheeganayaan shirkadaha axmed cismaan geele ku eeyahay Somaliland waxii jabuuti ah waxba kama galin ee dacwadoodu waxay talaa jabuuti.

Waa tan warqada loogu ogolaaday bangiga inuu dacwad furan karo:

Warqadda

Hadaba ma jirto dacwad u dhaxaysa madaxweynaha jabuuti iyo marwadiisa iyo axmed cismaan geele ee ganacsadaha iyo bangiga BCI oo xarun ku leh hargaysa ayaa isku haysta lacag lagu maalgaliyay shirkado ku yaala Somaliland ee la iskuma haysto lacag lagu kala qaatay jabuuti taasina waxay ku kala baxayaan uun sharciga .

LA SOCO XOG FAAHFAAHSAN OO ARINTAN KU SAHABSAN

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories