Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Hargeysa: Safiirka Djibouti oo Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wakiilka Jamhuuriyadda Djibouti u fadhiya magaalada Hargeysa Danjire Xuseen Kawaaliye, ayaa maanta hadhimo-sharafeed u sameeyey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland.   Wasiirrada ayaa kala...

Arrimaha lagaga hadlay Kalfadhigqa 33aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Kal-fadhigii 33aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Kulamo Muhiim ah la yeeshay Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Dowladda Turkiga

Ankara (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga oo uu ku sugan yahay kulammo muhiim...

HARGEYSA: Huteel Casri ah oo Laga Furay Masallaha iyo Adeegyada uu bixinayo

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland, ayaa xadhigga ka jaray Huteel casri ah oo magiciisa la yidhaahdo BASHAIER PLAZA, kaas oo laga furay Xaafadda...

Somaliland: Ciidanka Booliska oo dhaawac u geystay Weriye, xilli walaac laga qabo Xaalada Saxaafadda

Wariye Khadar Macalin Deeq oo maalintii Saddexaad yaalla Cisbitaal iyo Daneeyayaasha Horumarka Saxaafadda Somaliland oo ka walaacsan xad-gudubyada Saxaafadda loo geysto oo sii kordhaya..   Hargeysa...

Guddoomiye Cirro oo cambaareeyey Heshiis Dhexmaray Xisbiyada Kulmiye iyo UCID, Arrimo kalena ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro”, ayaa wax aan suurto-gal ahayn ku tilmaamay heshiis ay Shalay Hargeysa ku...

Natiijada Kulan Dhexmaray Guddiga Doorashooyinka iyo Xisbiyada Kulmiye & UCID

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Kulmiye iyo UCID, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Qaranka waxaanay ka wada-hadleen arrimo ku saabsan diyaar-garowga doorashooyinka iyo sidii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img