Cabdillaahi Geeljire Oo Madaxweynaha Ku Eedeeyay In Aanu Dhex U Ahayn Bulshada
Hargeysa (SLpost ) Siyaasi Cabdilaahi Geel jire, ayaa Madaxweyne Biixi ku eedeeyey in aanu bulshada dhex u ahayn ee uu dhinac yahay,isla markaana aanu...
Somaliland: Ciidamada Ammaanka oo Heegan La Galiyay Iyo Wararkii U Dambeeyay Dad Loo Xidhxidhay Bambo Ku Qaraxday Tog-Wajaale
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Iid Xasan Dheere oo ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley, ayaa ka hadlay shan nin oo habeen hore guri ku yaal Magaalada...
Muxuu Golaha Guurtidu Uga Indho-saabtay Khilaafka Heerkii Ugu Sareeyay Maraya Ee Xisbiyada Siyaasadda?
Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Siyaasadda ee Somaliland waxa kala irdheeyay khilaaf riiq dheeraaday oo soo taagna 13-kii bilood ee u dambeeyay. Khilaafka waxa udub dhexaad...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo War Cusub Ka Soo Saartay Xuska Maalinta 18 May
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo War Cusub Ka Soo Saartay Xuska Maalinta 18 May Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo War Cusub Ka Soo Saartay Xuska Maalinta 18 May
SONYO oo qabatay dood lagu lafo-guray fursaha iyo Caqabadaha Shaqo-carbineed ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dalladda Ururrada Dhalinyarasa ee SONYO, ayaa soo qaban-qaabisay dood lagu lafo-guray fursaha iyo Caqabadaha Shaqo-carbineed ee ka jira Somaliland. Faahfaahinta Warkan kaga bogo...
SOMALILAND: Xukuumadda oo go’aan ka soo saartay Shidaalka la keeno dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland, Maxamed Xasan Sacad (Saajin), ayaa sheegy in Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera lagu shubay Shidaal ay...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo xadhigga ka jaray wershad lagaga maarmayo Agabka Caagga ka samaysan ee Dibadda laga soo dejiyo oo Hargeysa laga hirgeliyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray Wersheda samaynta Caagaga (TAYO PLACTIC FACTORY) oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

