Tartan-ciyaareed lagu xusayo Ruug-caddaayadii ka Baxay Saxaafadda Somaliland oo la shaaciyey iyo Cidda ka Qayb-qaadanaysa
Hargeysa (SLpost)- Tartan Kubadda Cagta ah oo loogu talo-galay in lagu xuso Suxufiyiintii Ruug-caddaaga ee ka geeriyooday Bahda Saxaafadda Somaliland, ayaa la qorsheeyey in...
Xubno ka tirsan Golaha Dhexe ee WADDANI oo shaaciyey inay Is-casileen iyo Sababta ku kallifta go’aankooda
Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay iska casileen xubinimadii Xisbiga ay...
Ilhan Omer oo loo haysto Hadal ay Soomaalida ku taageertay – WARBIXIN
Warbixin cusub oo lasoo saaray ayaa muujineysa in Ilhaan Cumar ay wajaheyso eedeyn culus oo ku saabsan inay buunbuunisay tirada dadka Soomaalida ah ee...
Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo heshiis ka gaadhay Khilaafka Doorashooyinka iyo WADDANI oo mar kale ka Muquurtay
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa maant si rasmi ah ukala saxeexday heshiis ay ka...
Dooddii Xalay iyo Sidii loo kala Adkaaday
Ka soo qayb galayaashii ayaa aad ugu sacbiyay Dhabeeye, sucaad oo hadalka ka jawaabaysayna waxay shegtay in aanay sidaa u jeedin keliyana ay Caadifadi qaadday oo immotional ay noqotay,
Madaxweynaha Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed ku qaabilay Wax-garadka Bariga Sanaag Iyo Gobolka Badhan (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay salaadiin, isimmo, cuqaal, aqoonyahan iyo waxgarad kasoo jeeda deegaannada Sanaag...
Hargeysa: Wasiirkii hore ee Horumarinta Caafimaadka oo Xilkii Wasaaradda si rasmi ah ugu wareejiyey Munaasibad Laysku Arkay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland Dr Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xilkii ku wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda loo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

