Nuxurka Heshiis ay kala saxeexdeen Maxkamadda Sare ee Somaliland iyo Jaamacadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda Hargeysa, ayaa maanta heshiis la saxeexatay Maxkamadda Sare ee Somaliland, iyadoo ay labada dhinac heshiiska u saxeexeen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee...
Maxaa Bahdilay Cabdicasiis Samaale, Ee Meeqaamkiisii Hoos U Celiyay, Ma Dano Dhaqaale, Dano Siyaasadeed Mise Dano Qabiil?
Sheekh Cabdicasiis Muxumed Samaale waxa uu Siyaasadda kasoo fantay oo uu ka mid ahaa raggii ku ababay Xisbiga Kulmiye wakhtiyaddii uu Mucaaridka weyn ahaa...
Maayarka Hargeysa oo Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Madax-dhaqameedka Sanaag-Bari
Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysan, ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ee Caasimadda, ayaa maanta hadhimo-sharafeed u sameeyey madax-dhaqameed iyo wax-garad ka soo jeeda gobollada Sanaag...
Wasaaradda Gaadiidka oo ka hadashay Eedo Musuq-maasuq oo Xisbiga Waddani ku dhaliilay Wasiir Cabdilaahi Abokor
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, ayaa iska fogeysay eedaymo uga yimi Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo wasiirka wasaaraddaas ku dhaliilay...
“Inaan Wasiir Noqdo Shuruudo ayaa ku xidhan” – Prof Axmed Ismaaciil Samatar
Hargeysa (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka qayb-galay dood cilmiyeed uu ku weheliyo Prof Cali Khaliif Galeydh oo shalay ku qabsoontay magaalada Berbera,...
Daawo Waraysi uu Somaliland ku soo qaaday oo lala yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya
Muqdisho (SLpost)- Weriye Khaalid Foodhaadhi oo ka tirsan Telefishanka Goobjoog, ayaa waraysi dhinacyo kala duwan ka hadlaya la yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya...
Danjire Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Xafiiska Kenya Ka Furanayso Hargeysa iyo Meeqaamkiisa
Nairobi (SLpost)- Warbaahinta dalka Kenya ayaa si weyn u qaada dhigtay xafiis dawladda Kenya ka furanayso Somaliland. Wargeysyada Kenya ayaa tilmaamay in tallaabada Kenya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

