Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Sidee ayeynu u Soo dhowaynaa Soonka?

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waan salaamayaa dhamaan akhyaarta meelkastoo ay joogaan, Alle subxanahuu wa tacaalaa isaga ayaa kala fadilay waqtiyada,markastana alle khayrka ayuu inoo soo celceliyaa si...

Sababta ka dambaysa Dib-u-dhaca Fadhi Goleyaasha Baarlamaanku Sabtida Berri u ballansanaayeen oo baaqday

Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa maanta mudanayaasha labada Baarlamaan ee Wakiilada iyo Guurtida ku wergeliyay inuu baaqday fadhigii aan...

“Xukun Milatari Xal u noqon maayo dhibaatooyinka Jira” – Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga Waddani, ayaa si adag uga hadley xaalada deg deg ah ee Madaxweyne...

Taliyeyaasha Ciidamada oo ka hadlay Go’aanka Madaxweynaha Iyo Amarka ay Qabaan

Hargeysa (SLpost)- Taliyeyaasha Ciidamada Milatariga Sareeyo Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo Booliska ee Somaliland Sareeyo Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo Maanta Warbaahinta la hadlay,...

Xisbiga Waddani oo Qaadacay Xaalad Deg-deg ah oo Madaxweyne Biixi ku soo rogay Gobolka Sanaag

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa gebi ahaanba ku gacan-saydhay tallaabo dhinaca ammaanka ah oo madaxweynaha Somaliland ku soo rogay gobolka Sanaag, kaddib markii...

Somaliland: Madaxtooyada oo ka hadashay Saraakiil lagu dilay Yagoori iyo Amar Madaxweyne Biixi Soo Saaray

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa ka hadashay dilka Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Booliska iyo Asluubta oo dabley hubaysani maanta ku dileen degmada Yogoori...

Wasiirka Horumarinta Jidadka oo Kormeer ku maray Mashruuca Berbera Corridor oo Dhismihiisu socdo

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Somaliland Cabdilaahi Abokor, ayaa maanta kormeer uu ugu kuur-galayo ku soo indho-indheeyey habsami u socodka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img