Dowladda Itoobiya oo Jawaab ka bixisay Khariidad muran dhalisay ee Soomaaliya loogu daray dalkeeda
Dowladda Itoobiya ayaa war kooban oo ay soo saareen ku sheegay inay ka xun yihiin sawir muran xoog leh dhaliyay oo lagu daabacay bogga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Xidhay Wejiga Koowaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo...
Faysal Cali Waraabe oo Faahfaahiyey Sababta Hargeysa loogu soo Casuumayo Siyaasiyiinta Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa dhawaan magaalada Nairobi...
Ramadaanta iyo Cimriga
Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal. Waqtigu wa nimco tan ugu weyn ee Ilaahay SWT ina siiyey,waqtigu wuxuu jaanis inoo siinayaa inaynu qabsano hawleheenna adduun iyo tan...
Wefti Xisbiyada UCID iyo KULMIYE Ka Kooban oo Dalka Dib Ugu soo Noqday, Kana Warbixiyey Safar ay Kenya ugu Maqnaayeen
Hargeysa (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ka kooban xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo maalmahan safar shaqo ugu maqnaa dalka Kiiniya, ayaa maanta dalka dib ugu...
Sidee Qorshaha Ka-bixitaanka Midowga Yurub u galaaftay Theresa May? – WARBIXIN
Ra'iisal wasaarahii labaad ee haweenay ah dalka Britain yeesho, ayaa waxa ugu danbeyntii galaaftay dagaalka muxaafidku la gelayaan Yurub. Laakiin Theresa May waxay u egtahay...
Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Maray Qarnigii tagay
Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Qarnigii tagay iyo Xogo Muhiim ah. Waa Qaybta 6 iyo 7aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

